Guure
Uncategorized

Imtixaankii Dowladda ee Muqdisho ka socday oo maanta Baaqday

Muqdisho-KNN-Imtixaanka Dowladda Faderalka ah ee shalay ka Biloowday dalka ayaa maanta ku baaqanaya Magaaladda Muqdisho, kadib markii xalay uu da’ay roob saacado badan

Read More
Uncategorized

Dad ku dhintay Roob xalay ka da’ay Mugdisho.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay Qof kalena waa dhaawac ka dib maarkii xalay Roob uu ka da’ay Magaaladda Casimadda ah ee Muqdisho

Read More
News in English

Somalia: Collapsed home caused death in Mogadishu

Mogadishu-KNN-At least one person dead and another injured in Somalia’s capital Mogadishu after raining of long hours, radio Kulmiye reports. Nearly seven hours

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (20-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Soomaaliland oo xirtay Nabadoon Caan ah

Hargeysa-KNN-laamaha amaanka ee magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa xabsiga dhigay Nabadoon caan ah oo ka mid ah kuwa ugu fitfircoon marka laga

Read More
Uncategorized

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya dilal xalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN– Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay nin sarifla ahaa oo lagu magacaabi jiray Aadan’ sidoo kalane Sarkaal ka tirsanay ciidamada

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (19-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay

Read More
Barnaamijyo

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (19-05–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (19=05=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim iyo Ceydiid

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (19-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaam, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaam ee

Read More