Guure
Uncategorized

Mid ka mid ah Ergadii soo dooratay Xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya oo lagu dilay duleedka Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Kooxo hubeysan ayaa Xalay fiidkii Xaafada Sarkuusta ee duleydka magaalada Muqdisho ku dishay Allaha u naxariistee mid ka mid ah ergadii soo dooratay

Read More
Uncategorized

Dhuusamareeb oo maanta ay ka bilaaban doonto isku dhafka Galmudug iy Ahlusuna.

Dhuusamareeb-KNN-Axmed Ducaalle Geelle Xaaf Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa maanta ku wajahan yahay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulkaasi. Sida uu ku soo waramayo wariya

Read More
Uncategorized

Dowlada Uganda oo marti gilin doonto shir looga hadlayo arimaha AMISOM.

Muqdisho-KNN-Madaxda wadamadda ciidamadoodu ay ka mid yihiin howlgalka Soomaaliya ee AMISOM ayaa ku kulmi doonaa Magaaladda Kampala ee dalka Uganda si ay uga

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (27-02-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka baxsaday xarun lagu dhaqan cilinayay.

Garowe-KNN-Warar naga soo gaaraya magaalada Garowe ayaa sheegaya in 13 ka tirsanaa dagaalamayaashii Al-Shabaab ee lagu qabtey dagaalladii Suuj, Garmaal iyo waliba Garacad

Read More
Uncategorized

M/Koofur galbeed oo ka warbixiyay caruur ay ka soo furteen Al-shabaab.

Muqdisho-KNN-Maamulka Koofur galbeed ayaa faafaahin ka bixiyay caruur ay sheegeen in Al-shabaab ay Askareen rabeen oo ay ka soo furteen, caruurtaas ayaa hadda

Read More
Uncategorized

Maxaa looga hadlay  kulamo xalay ka dhacay magaalada Jowhar.

Muqdisho-KNN-Wararka maanta laga helaayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa tilmaamaya in xalay magaaladaas ay ka dhaceen kulamo gaar gaar ah oo

Read More
Uncategorized

R/W Kheyre oo maanta la kulmaya mas’uuliyiin ka tirsan Imaaraadka.

Muqdisho-KNN-Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay fiidkii gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta,

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (26-02–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More
Uncategorized

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo su’aalo weeydiiyay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Guddiyadda Difaaca iyo Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka ayaa Galabta Muqdisho kulan Su’aalo weeydiin ah wax ay kula yeesheen Wasiirka Gaashaandhigga

Read More