Guure
Uncategorized

Koonfur Galbeed oo ka hadashay dadkii lagu Afduubtay duleedka Baydhabo.

Baydhabo-KNN-Afayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin Yuusuf Abuukar oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa Faah Faahin ka bixiyay Gabdho u shaqeynayay NGO’ Samafal oo

Read More
Uncategorized

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay Nin qore kala fakaday,

Qardho-KNN-Saraakiisha amaanka amaanka magaalada Qardho ee gobalka Kar-kaar ee Puntland ayaa Idaacadda kulmiye u xaqiijiyya in Ciidamada amaanka Puntland ay gacanta ku dhigeen

Read More
Uncategorized

Nabadoon Xalay lagu dilay Gaalkacyo

Muqdisho-KNN-Koox ku hubeysan Bastoolado ayaa xalay Xaafada garsoor ee magaalada Gaalkacyo ku dilay mdi ka mid ah Waxgaradka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka

Read More
Uncategorized

Faah-faahin Qaraxii ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama Ee Muqdisho”Sawiro”

Muqdisho–KNN– Faah-faahin dheeri ah ayaa ka soo baxeysa Qarax loo adeegsaday Gaari oo ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Qarax Gaari oo Goor dhow ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama

Muqdisho–KNN– Qarax Gaari ayaa Goor Dhow ka dhacay Wadada Mashquulka badan ee Maka Al-mukarama gaar ahaan  ka soo horjeedka Maqaayad lagu Magacaabo Xadra-mindi

Read More
Uncategorized

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo gaaray deegaanada Bariga Gobalka Mudug.

Gaalkacyo-KNN-Maxamed Xaashi Carabey Madaxweyne ku xigeenka maamulka Gobalka Mudug iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray deegaanada ku yaala Bariga gobalka Mudug oo

Read More
Uncategorized

Sama-faleyaal lagu Afduubtay duleedka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay.

Baydhabo-KNN-Koox hubeysan oo loo malaynayo in ay ka tirsan yihiin dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay weerar ay ku qaadeen Sama-faleyaal Soomaali ah

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo weerar Culus ku qaaday Gaari ay la socdeen Ciidan ka tirsan Dowlada oo marayay Balcad.

Balcad-KNN-Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa soo sheegaya in Al-Shabaab ay weerar jid gal ah ku qaadeen Gaari ay

Read More
Uncategorized

Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo duqeeyay Shabaabkii weeraray Belad-Xaawo.

Belad-Xaawo-KNN-Diyaaradaha dagaalka Milatariga Dowladda Kenya ayaa la sheegay in maanta ay duqeeyeen Dagaalamayaashii Shabaab ee weeraray Degmada Belad-Xaawo ee gobalka Gado sida ay

Read More
Uncategorized

Shiikh Mukhtaar Roobow oo maanta ka baaqday Safar uu ku tagi lahaa Baydhabo.

Baydhabo-KNN-Wararka naga soo gaarayo  magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa soo sheegayo in Maanta uu baaqday Safar uu Baydhabo ku tagi lahaa

Read More