Marwaan
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda Sports Tafsiir

War Deg Deg ah:- Sheekh Muqtaar Rooboow oo Saxaafadda kula hadlay Muqdisho

Muqdisho–KNN– Wadaadka lagu Magacaabo Sheekh Muqtaar Rooboow Cali  Abuu Masuur oo Goor Dhow  Saxaafadda kula hadlay Magaalada Muqdiisho ayaa shaaciyay inuu ka baxay

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda Sports Tafsiir

War Deg Deg ah:- Madaxweyne Cosoble oo ka soo horjeestay Xilka qaadistii lagu sameeyay

Jowhar–KNN–Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble oo Maanta ku laabtay Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulkaasi ahna Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ha kadlay

Read More
Uncategorized

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo taageeray Xil ka qaadistii Madaxweyne Cosoble.

Jowhar-KNN-Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Shiikh Cusmaan Barre oo goor dhaw Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda Sports

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (15-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:- Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (15-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda Sports Tafsiir

Koox Hubeysan oo Hal Qof ku dishay Degmada Hodan ee Muqdisho

Muqdisho–KNN-– Koox Hubeeysan oo la sheegay in ay Gaari wateen ayaa Rasaas ku furay Gaari Nuuca Raaxada ah oo marayay Meel aan sidaa

Read More
Uncategorized

Roobab lagu diirsaday oo Saacadihii la soo dhaafay ka hooray M/Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka da’aya roobab ay ku diirsadeen Shacabka ku nool Magaalada kaas oo soo bilaawday Maalin ka hor in kastoo

Read More
Uncategorized

Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cosoble iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi oo gaaray Jowhar

Jowhar-KNN-Madaxweynahii Baarlamaankiisa ay shaqada ka eryeen ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Shiikh Cusmaan Barre ayaa goor dhaw ka degay

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo qorsheynaya Weeraro ay ku qaadaan Kenya.

Nairobi-KNN-Laamaha amaanka dalka kenya ayaa ka digaya In Al-Shabaab ay weeraro ka geestaan qeyba ka mid ah dalkaasi inta ay socoto Banaanbaxyada Mucaaradka

Read More
Uncategorized

Gudoomiye Shiikh Cismaan Barre oo ku wajahan Magaalada Jowhar

Jowhar-KNN-Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Shiikh Cismaan Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle kadib Markii shalay Xildhibaano gaaraya 68

Read More