Marwaan
Uncategorized

War deg deg ah: Baarlamaanka Hirshabeelle oo kalsoonida kala noqday Madaxweyne Cosoble

Jowhar-KNN-In ka badan 60 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa goor dhaw Kalsoonida kala noqday Madaxweynaha Maamulkaasi Cali C/llaahi Cosoble. Kulanka

Read More
Barnaamijyo

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{14-08-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Kulanka KNN ee Maalin kasta ka baxa KNN marka laga reebo Jimcaha,waxaana halkaan

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

Weerar lagu qaaday Makhaayad Turkiga ku leeyahay dalka Burkina Faso

Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday Makhaayad Turkida ku leedahay caasimada wadanka Burkina Faso ee Ouagadougou. Makhaayadan oo lagu magacaabo Aziz Istanbul

Read More
Uncategorized

Go’aano laga soo saaray Shirkii hay’adaha garsoorka ee lagu qabtay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Saraakiil ka tirsan hay’adaha garsoorka Dalka ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Myqdisho iyagoo ka shiray xaalada Garsoorka Soomaaliya iyo Maxaabiista ku

Read More
Uncategorized

Faah Faahin ka soo baxeysa qaraxii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Alle ha u naxariistee saakay u dhintay qarax Gaarigiisa loogu xiray Marxuum Mahad Maxamed Nuur Cabdulle oo ahaa  Taksiile ka shaqeesta Magaalada Muqdisho waxaana

Read More
Uncategorized

Dagaal ka dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo

Kismaayo-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday Ciidamo ka tirsan Jubbaland oo ay wehliyaan ciidan caalami ah kuwaas oo marayay duleedka Magaalada Kismaayo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda Sports Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{14-08-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(14-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (14-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:- Farsamadii:-Hodan Cali

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (14-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare Farsamadii:-Hodan Cali

Read More