Marwaan
Uncategorized

Diyaaradaha dagaalka Israel oo weerar ku qaaday Suuriya

Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa weeraray saldhig milatari oo ku yaal meel u dhaw tuulada Misyaaf ee gobolka Xama’ ee galbeedka dalka Suuriya,

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{07-09-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Shirkii u dhexeeyay Puntland iyo Galmudug oo Maanta Gaalkacyo lagu soo xirayo

Gaalkacyo–KNN– Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Maanta lagu wadaa in lagu soo gaba gabeeyo Shirkii u dhexeeyay Maamulada Puntland iyo Galmudug

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Baarlamaanka Hirshabelle oo Kulan Deg Deg ah yeeshay

Jowhar–KNN-– Baarlamaanka Maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa Maanta Magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabelle ku yeeshay Kulan Deg Deg ah,waxaana Kulanka Maanta Shir Guddoominayay Guddoomiyaha

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Maamulka Gobolka Sh/Hoose oo ka hadlay Haweeney lagu dilay Marka

Marka–KNN– Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka hadlay Haweeney Ganacsato ah oo Gelinkii Dambe ee Shalay lagu dilay Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(07-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Shacabka Muqdisho oo ka hadlay Go’aankii Dowladda Ee Qalbi-dhagax

Muqdisho–KNN– Iyadoo Shalay Dowladda Soomaaliya ay Shaacisay Go’aankeeda ku aadan in C/kariim Sheekh Muuse Qalbi-dhagax ay ku Wareejisay Dowladda Itoobiya ayaa waxaa Arrintaas

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (07-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:- Maxamed Dalal

Read More
Uncategorized

Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu wado in dib loo dhigo

Muqdisho–KNN–Wararka aan ka heleyno magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabeelle ayaa sheegaya in la filayo in dib u dhac uu ku yimaado waqtiga doorashada

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (07-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Burhaan  Farsamadii:- Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan

Read More