Marwaan
Uncategorized

Koox hubeysan oo Haweeney Uur leh ku kufsaday Marka kadibna si xun u dilay.

Marka-KNN-Kooxo hubeysan ayaa Shalay gilinkii danbe dil fool xun ka geestay Magaalada Marka ee gobalka Shabeelaha Hoose markii ay kufsadeen kadib sida ay

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (07-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Qeys Xasan Maxamed Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Read More
Uncategorized

Galmudug oo ka qeyb qaadaneyso sii deysmada Wariye Rooble Maxamed Dirir oo ku xiran Jabuuti.

Gaalkacyo-KNN-Wariyaasha ka Howlgala deegaanada Galmudug ayaa kulan la qaatay Wasaaradda warfaafinta ee Maamulka Galmudug waxa ayna kala hadleen sidii loo sii deyn lahaa

Read More
Uncategorized

Taliska CXS ee Bakool iyo Maamulka Gobalka oo ku mursan Haweeney lagu dilay Gobalkaasi.

Xudur-KNN-Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Bakool ee Koonfur Galbeed Maxamed Cabdi Tool ayaa Taliska Ciidanka Xoogga Soomaaliya ee Bakool ku eedeeyay in ay dileen Haweeney

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (07-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Dufaano xoog leh oo ku wajahan Jasiiradda Puerto Rico.

Muqdisho-KNN-Duufaan awood badan oo lagu magacaabo Irma ayaa ku soo wajahan Jasiiradda Puerto Rico, waxaana socda diyaar garow iyo baaqyo loo jeedinayo Shacabka ku

Read More
Uncategorized

Baaritaano saakay ka socda degmada Afgooye kadib Qarax ka dhacay degmadaasi.

Afgooye-KNN-Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee degmada Afgooye ayaa saakay Baaritaano ka wada Xaafado ka tirsan degmadaasi kadib Qarax la sheegay in Shalay galab uu

Read More
Uncategorized

Maraykanka oo sheegay in Dagaalamayaal ka tirsan Shabaab ay ku dileen duqeyn ka dhacay G/Baay.

Baydhabo-KNN-Taliska Ciidamada Maraykanka ee AFRICOM ayaa qoraal ay soo saareen waxay ku sheegeen in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay ku dileen duqeyn ka

Read More
Uncategorized

Beesha Caalamka Oo Ka Digtay Is qab qabsi ka dhashay Hirshabeelle baaqna ka soo saartay doorashada Jowhar.

Jowhar-KNN-Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Dowladaha Ethiopia, Talyaaniga, Sweden, Boqortooday Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa si dhow ula socda

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (06-09–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More