Marwaan
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (06-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo Afar qof ku Gowracay Gobalka Lamu ee Dalka Kenya.

Lamu-KNN-Dagaalamayaasha Al-shabaab ee ka dagaalama Kenya ayaa la sheegay in deegaanka Lamu ay ku Gowraceen ilaa Afar qof oo u dhashay Dalka Kenya

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (06-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare  Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Uncategorized

DAAWO-: Taliska Ciidanka Booliska Soomaali-land oo ka hadlay Howlgal xalay ay ka sameeyeen Hargeysa.

Hargeysa-KNN-Taliska ciidanka Booliska Maamulka Somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa ee Xarunta maamulkaasi waxa uu faah faahin ka bixiyay Howlgalo maalmihii

Read More
Uncategorized

Golaha Wasiirada oo Hada Shir Deg Deg ku yeelanaya Xarunta Madaxooyada.

Muqdisho-KNN-Wararka laga helayo xafiiska R/wasaaraha soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in Shir deg deg ah haatan ay yeelanayaan Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya maanta 

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (06-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali ibraahim Cabdullaahi{Cali Suxeyfa} Farsamadii:–Maxamed Dalal maxamuud:-

Read More
Uncategorized

Puntland oo balan qaaday in ay fulin doonto qodobadii lagu heshiiyo Shirka Gaalkacyo.

Gaalkacyo-KNN-Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar “Camey” Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in ay ka shaqeyaan Xasiloonida gobolka Mudug

Read More
Uncategorized

Wasaarada beeraha Somalia oo wado Qorsho lagu diiwaan gelinayo Hay’ada NGO-yada ee Howlgala Dalka

Maxamed cali xasan  wasiir ku xigeenka wasaarada beeraha ee xukuumada soomaaliya oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in ay wax ka qaban doonaan

Read More
Uncategorized

Dagaal u dhaxeeyo Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab oo ka dhacay Buur-hakaba.

Buur-hakaba-KNN-Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay degmada Buur-hakaba ee gobalka Baay. Wararka aan

Read More
Uncategorized

Kenya oo lacag dul dhigtay hogaamiyaal Shabaab ah.

Nairobi-KNN-Dowladda Kenya ayaa Abaal-marin lacageed oo gaareysa Sh16 million oo lacagta kenya ah dul dhigtay hogaamiyaha Al-Shabaab ee Gudaha Kenya Ahmed Iman aka Abu

Read More