Marwaan
Uncategorized

Booliiska Kenya oo sheegay in ay Toogteen Sargaal Al-shabaab ka Tirsan oo ay Muddo Baadi goobayeen.

Nairobi-KNN-Booliiska Argagixiso la dirirka Kenya ayaa sheegay in ay Toogteen Hussein  Said Omar Xilli uu ku sugnaa Deegaanka Bamburi oo Mombasa hoostaga, Booliisku

Read More
Uncategorized

War Deg Deg:- Koox Hubeysan oo Degmada Jowhar ku dishay Qof Shacab ah

Jowhar–KNN-– Koox Bastoolado wadatay ayaa Maanta Xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar ku dishay Qof Shacab ah oo ka mid ahaa Dadka ku nool

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (19-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (19- 08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed ;- Farsamadii:–Maxamed

Read More
Uncategorized

Dagaalamayaal ka tirsan Shabaab oo isku dhiibay Maamulka Koonfur Galbeed.

Xudur-KNN-Saraakiil ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa KNN u sheegay in Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay isku soo dhiibeen Gobalada Bay iyo

Read More
Uncategorized

Dowladda Soomaaliya oo dib u shaqa gilineyso Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Eng Cabdi Canshuur Xasan oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay wado qorshe ay

Read More
Uncategorized

Eng Yariisow”Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya waxay shaqaaleysiineyso doontaa 2,000 oo dhalinyaro ah”

Muqdisho-KNN-Eng C/raxmaan Cumar Cusmaan “Yariisow” Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya ayaa sheegay in Xukumadda Soomaaliya ay wado qorshe ay ku shaqaaleysiineyso ku dhawaad 2,000

Read More
Uncategorized

Khaatuma oo uga digtay Soomaali-land in doorasho ay ka qabto gobalka Sool.

Laascaanood-KNN- Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha khaatumo abshir cabdicasiis ayaa Waxaa uu  ka hadlay Arimaha Kaararka codbixinta ee maamulka Somaliland uu ka wado

Read More
Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (19-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

War deg deg ah: Dagaal Culus oo ka socda deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelaha Hoose.

Bariire-KNN-Wararka ka imaanaya duleedka degmada Afgooye ee gobalka shabeelaha Hoose ayaa soo sheegaya in saakay halkaasi uu ka bilaawaday dagaal culus oo u

Read More