Radio Kulmiye
Somali News

WARKA DUHUR (28-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha 28- 02- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Faarax C/llaai

Read More
Somali News

Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid oo qarax miino lala beegsaday

Muqdisho-KNN-Wararka aan ka heleyno deegaanka Daarusalaam ee waqooyiga magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in goordhaw qarax lagula beegsaday kolonyo uu la socday guddoomiyaha degmada

Read More
Somali News

Inta badan goobaha ganacsiga Gurceel oo maanta xiran

Gurceel-KNN-Wararka aan ka heleyno degmada Gurceel ee gobolka Galgaduud waxay sheegayaan in maanta albaabada loo laabay inta badan goobihii ganacsiga magaalada. Qaar ka

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (28-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono Cabdiwahaab Aadan Cabdiraxmaan :- Farsamadii:-Deeqo Cali

Read More
Somali News

Madaxweynaha Mareykanka oo go’aan ka soo saaraya dilkii Weriye Jamaal Khaashuqji

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Isniinta berri uu maamulkiisu ka hadli doono xaaladda Sucuudiga, kadib warbixintii ay soo saareen sirddoonka Mareykanka

Read More
Somali News

Faahfaahin: Khasaaraha iyo bartilmaameedka qaraxii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay iyo bartilmaameedka qaraxii saakay ka dhacay wadada Cabdiqaasin – degmada Hodan ee gobolka

Read More
Somali News

Sacuudiga oo war ka soo saaray weerar lagu qaaday caasimadda Riyadh

Riyadh-KNN-Dowladda Sucuudiga ayaa sheegtay inay fashilisay weerar gantaallo ah oo lala damacsanaa in lagu garaaco caasimadda Riyadh. Boqortooyada ayaa weerarkaas ku eedeysay fallaagada

Read More
Somali News

Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Warar hor dhac ayaa laga helayaa qarax goordhow ka dhacay wadada Cabdiqaasin degmada Hodan ee gobolkaBanaadir. Qaraxaas oo noociisa lagu sheegay miino la

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {28-02-2021}= Suuratu{munaafiqiin} Darsigii 1aad-{700}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo

Read More