Somali News
Somali News

Danjiraha Soomaaliya ee Kenya oo ka baxay shir uu ku casuumay Uhurru Kenyatta

Safiirka Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa la sheegay in uu iskaga baxay kulan casumaad ah oo uu sameeyay.

Read More
Somali News

Guddi ka socda Xuquuqda Aadanaha oo u kuurgalay xaaladda dad ku xiran Garoowe

Guddiga shuruucda iyo caddaaladda oo ay weheliyaan guddiga xuquuqda aadanaha, arrimaha qoyska iyo horumarinta Haweenka golaha wakiillada DPL, ayaa maanta u kuurgalay xaaladda.

Read More
Somali News

Muxuu kala hadlay Cumar Filish Hay’adaha WHO & UNICEF?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada MuqdishoCumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday hey’adda Caafimaadka.

Read More
Somali News

Abiy oo qaaday tallaabo hor leh oo ku saabsan colaadda Tigray

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in dowladdiisa ay sameysay guddi wahadal la yeelan doono TPLF si loo soo afjaro colaadda ka.

Read More
Somali News

RW Rooble oo kormeer ku tagay dhismaha xarunta Xukumadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha xarunta Xukumadda iyo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo heer gabogebo ah.

Read More
Somali News

Muuse Biixi oo lagu eedeyay in diyaar uusan u ahayn in doorasho uu qabto

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ee Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ku eedeyay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi in uusan diyaar u.

Read More
Somali News

Guddiga diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda oo maanta guddoon doortay

Guddiga Kumeel Gaarka ah ee labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya ee dhawaan loo xil saaray diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022  ayaa maanta kulankoodii ugu.

Read More
Somali News

M/weynaha DDS oo safar ku tagay Somaliland

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ku tegay Somaliland. Wafdiga Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Maxamuud Cumar (Cagjar),.

Read More
Somali News

DFS oo ka qeyb gashay shir looga hadlayay Gurmadka Abaaraha

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya shir maalintii labaad galay waxaa uu ugu socdaa Wasiirada Arrimaha Gargaarka heer Federaal & heer Dowlad Goboleed iyo.

Read More
Somali News

Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay dalka Itoobiya

Wararka ka imaanaya gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya inuu ka dhacay qarax bambaano kaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac. Waxaa.

Read More