Somali News
Somali News

Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay G/Hiiraan

Waxaa ay faah faahino ay kasoo baxayaan dagaal xoogan oo ka dhacay deegaanka Qarboosh oo ka tirsan degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, kaas.

Read More
Somali News

Sawirro:-Shir looga hadlayay Amniga oo ka qabsoomay Garoowe

Shir uu guddoominayay Guddooomiyaha Maxkamadda sare ee Puntland Axmed Yuusuf Taaran waxaa qeyb galay Guddomiyaha Gobolka Nugaal,Xeer Ilaaliyaha Guud,Gudoonka Maxkamadda darajada 1aad ee.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in howlgal ay ku dishay Sarkaal ka tirsan Al-shabaab

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Danab Ururka 4-aad Guutada 16-aad ayaa maanta howlgal qorsheysan ka sameeyey degmada wanlweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose..

Read More
Somali News

DEG-DEG:- Dagaal culus oo ka socdo deegaan ka tirsan G/Hiiraan

Wararka aan ka heleeno deegaan ka tirsan degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in haatan uu ka soconayo dagaal xooggan oo lisku.

Read More
Somali News

Muuse Biixi oo ka hadlay khilaafka la xiiriira doorashooyinka Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay markiisii ugu horreysay khilaafka xoogeystay ee ka dhex taagnaa Xukuumadiisa iyo Xisbiyada Mucaaradka maamulkaas, isagoo.

Read More
Somali News

Israa’iil oo digniin la wadaagtay muwaadiniinteeda ku sugan Turkiga

Israa’iil ayaa ka codsatay muwaadiniinteeda booqashada ku jooga magaalada Istanbul ee dalka Turkiga inay “si degdeg ah uga baxaan”, iyadoo ka digaysa “halis”.

Read More
Somali News

Mareykana oo Somalia ka taageeraya Arrimaha Abaaraha & Amniga

Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Maraykanka ayaa faahfaahin ka bixisay safarkii ay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Debedda ee Maraykanka u qaabilsan dhinaca siyaasadda Victoria Nuland.

Read More
Somali News

D/Soomaaliya iyo D/Goboledyada oo ka shiray Amniga dalka

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda  Amniga Gudaha Farxaan Cali Axmad ayaa shir Guddoomiyay shir Socday Muddo laba maalin ah oo ay kasoo qaybgaleen Wasiirada Amniga.

Read More
Somali News

Dablay hubaysan oo 55 qof ku dilay dalka Burkina Faso

Masuuliyiinta dalka Burkina Faso ayaa Isniintii maanta ahayd sheegay in dablay hubaysani ay woqooyiga dalkaas ku dileen illaa 55 qof, ka dib weeraro.

Read More
Somali News

RW Rooble oo Guddi u saaray qabanqaabada Xuska maalmaha xorriyadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi u magacaabay qabanqaabada xuska sanad-guurada 62aad ee maalmaha xorriyadda ee 26-ka Juun iyo 1-da.

Read More