Somali News
Somali News

Qaban qaabadii ugu dambeeysay ee soodhaweynta Xasan Shiikh oo ka socoto Dhuusamareeb

Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug ka socoto qaban qaabadii ugu dambeysay ee soodhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Read More
Somali News

Uhuru Kenyata oo ka hadlay dagaalka ay adag ay xukuumadiisa kula jirto Al-shabaab

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata oo ka hadlayay dagaalka adag ay kula jirto dowladiisa ururka Al-shabaab iyo guulaha ay ka gaareen ayaa sheegay .

Read More
Somali News

M/weyne Xasan Shiikh oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb

Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug lagu wadaa inay gaaraan Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, iyadoo xalay munaasabad iskugu.

Read More
Somali News

M/Yurub oo xal u raadinaysa khilaafka u dhexeeya Xukuumadda Somaliland & mucaaraadka

Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa waxaa uu bilaabay dhex dhexaadin ku aadan sidii loo soo gaba gabeyn lahaa khilaafka u dhexeeya Xukuumadda.

Read More
Somali News

Hay’addaha Samafalka oo digniin kasoo saaray xaaladda Abaarta ee Geeska Afrika

Hay’adaha samafalka ayaa ka digaya tirada dadka ay soo foodsaarayso macaluusha ka jirta gobolka Geeska Afrika inay gaadhayso illaa 20 milyan oo qof,.

Read More
Somali News

Xasan Shiikh oo la kulmay qaybaha kala duwan ee bulshada K/Galbeed

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada Koonfur Galbeed ee culimada, haweenka, dhallinyarada iyo aqoonyahanka,.

Read More
Somali News

Ciidanka Booliiska oo jirdil iyo xarig u geystay Wariyeyaal ka howlgala Baraawe

Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya ayaa caawa weeraray Idaacad ku taalo magaalada Baraawe ee gobalka Shabeelada Hoose, waxeyna Xarig iyo Jirdil u geesteen weriyaal.

Read More
Somali News

Weerar lagu dilay Sarkaal ka tirsan Howlgalka QM ee Maali

Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Mali, Minusma, ayaa sheegay in mid ka mid ah nabad ilaalintooda lagu dilay weerar ka dhacay Gobolka Kidal ee.

Read More
Somali News

Maamul cusub oo loo magacaabay deegaanka Jazeera

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku Magacaabay Maamulka.

Read More
Somali News

Xoghaye Blinken oo ku dhawaaqay Ergayga Mareykanka ee Geeska Africa

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Ergayga Gaarka ah ee Mareykanka ee Geeska Africa Mike Hammer, kaas.

Read More