Somali News
Somali News

Xoghaye Blinken oo ku dhawaaqay Ergayga Mareykanka ee Geeska Africa

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Ergayga Gaarka ah ee Mareykanka ee Geeska Africa Mike Hammer, kaas.

Read More
Somali News

Hanti dhowrka oo baaritaan ku sameeyay Kiiska Markab ku xayirmay Cumaan

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wareejiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud macluumaadka baaris uu ku sameeyay kiis la xiriiray markab dhuxul sida.

Read More
Somali News

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Amniga Gudaha Jubbaland iyo Wakiilka Q.M?

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose kulan ku yeeshay Wasiir Amniga Gudaha Jubbaland  S/Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhumaal iyo Wakiilka Qaramada Miboobay.

Read More
Somali News

Maxaa ka jira in la weeraray hoygii uu Muqdisho ka daganaa Fahad Yaasiin?

Agaasimaha cusub ee hay’adda NISA Mahad Salaad ayaa la sheegay in uu maanta amray in ay dib usoo laabtaan ciidamo katirsan NISA oo.

Read More
Somali News

MW Xasan Shiikh oo ku baaqay in gurmad la gaarsiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday kaamamka barakacayaasha ee magaalada Baydhabo ayaa u kuurgalay xaaladda nololeed ee ay ku jiraan shacabka Soomaaliyeed.

Read More
Somali News

Rwanda oo hanjabaad u dirtay dal ay deeris yihiin

Rwanda ayaa sheegtay inay ka aargudan doontaa haddii ay weeraro kale uga yimaada dalka ay dariska yihiin ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo,.

Read More
Somali News

Turkiga oo go’aan adag ka qaatay dal ay in badan is hayeen

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inuu joojin doono la hadalka Ra’iisul Wasaaraha Giriiga Kyriakos Mitsotakis, uuna baajiyay kulan muhiim ah oo.

Read More
Somali News

Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka shiray wax ka qabashada Abaaraaha

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaliya.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay Geerida duqii hore ee Boosaaso.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariisto Duqii hore ee degmada Boosaaso Cabdirisaaq Xareed Ismaaciil.

Read More
Somali News

Qarax xoogan oo ka dhacay degmada Deeyniile.

Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso sidoo kalana laga hago goobaha fogfog ayaa ka dhacay degmada Deyniile gaar ahaan halka loo yaqaano.

Read More