Somali News
Somali News

Dowladda Masar oo Xukun adag ku riday musharax hore

Maxkamada dambiyada ee dalka Masar ayaa 15 sano oo xarig ah ku xukuntay musharaxii hore ee madaxweynenimada dalka Masar. Abdel Moneim Aboul Fotouh,.

Read More
Somali News

Somaliland oo rajo ka muujisay inuu dib u bilowdo wadahadalada Soomaaliya iyo Somaliland

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa markii labaad ee uu xilka hayo waxaa horyaala arrimo badan oo aad u adag, waxaana ugu cuslaan.

Read More
Somali News

Mareykanka oo weerar ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Ugu yaraan shan ka mid ah Al-shahaab ayaa lagu dilay weerar cirka ah oo ciidamada Mareykanku ku qaadeen maleeshiyada Al-shabaab meel u dhow.

Read More
Somali News

Kenya oo la filayo inay soo saarto qaabka loo marayo xerista xeryaha Qaxootiga

Iyadoo muddo bil ku dhow ay ka harsan tahay waqtiga ay dowladda Kenya ku xireyso xeryaha qaxootiga ee Kaakuma iyo Dhabaab ee ku.

Read More
Somali News

Wasaaradda Waxbarashadda XFS oo shaacisay in ay qaadeyso Imtixaanka Shahaadiga ee fasalka 12-aad

8-dii bishii may ee dhammaatay ayey ahayd markii Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ay shaacisay in Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare ee sanadkan 2022-ka uu.

Read More
Somali News

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dalka Koofur Afrika loogu geystay dil & dhaawac

Xalay waxaa magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika dil loogu geystay muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaas oo lagu weeraray goobo ganacsi oo ay ku.

Read More
Somali News

Col. Cabdullahi “Ilaaladii Fahad rabitaankooda ayay ugu laabteen Taliska NISA, waana ognahay Qorshaha socda

Kiisas aad loo hadal hayay maalmihii la soo dhaafay kuna saabsan weerar la sheegay in lagu qaaday guriga Fahad Yaasiin lagana kaxeeyay askar.

Read More
Somali News

Midowga Afrika oo Putin kala hadlay dagaalka ka socda Ukraine

Mas’uulka ugu sarreeya Midowga Afrika ayaa Jimcihii la kulmay Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, iyagoo ka wada hadlay dagaalka Ukraine iyo saameynta uu.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo kulamo la yeeshay Bulshada Galmudug

Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Shiikh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay nabaddoonada iyo odayaasha dhaqanka.

Read More
Somali News

Dagaalameyaal loo maleynayo Al-shabaab oo weeraro ka geystay gudaha Kenya

Ciidamada Ammaanka Kenya ayaa howlgallo ballaaran ka wada Mandheera, Wajeer, Lamu iyo qeybo ka mid ah ismaamulada Kilifi, ka dib weeraro is xig.

Read More