Kulanka golaha shacabka oo maanta baaqday.
Kulanka golaha shacabka ee baarlamaanka soomaaliya ayaa maanta waxa uu ubaaqday gooram la,aan kaddib markii ay soo xaadireen 72 xildhibaan kaliya. Gooramka golaha.
Kulanka golaha shacabka ee baarlamaanka soomaaliya ayaa maanta waxa uu ubaaqday gooram la,aan kaddib markii ay soo xaadireen 72 xildhibaan kaliya. Gooramka golaha.
Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxayo maleeshiyaad dadka degaanka ah oo weerar ku qaaday Xarun maxkamadeed oo ay Al-shabaab ku keyihiin deegaanka Booco.
Warqad kasoo baxday Xeer-ilaalinta Puntland ayaa waaran deg deg ah loogu jaray dad horleh oo ku eedaysan mashruuca dhoofinta dhirta geed-quwaaxa. Sidoo kale,.
Isbedelka ka dhacay dalka ee durba saameeyay hey’adda sirdoonka qaranka ee NISA waxaa uu sabab u noqday hadal heynta saraakiil badan oo awood.
Ciidamada Ruushka ay duqeyeeya warshad kiimikooyinka sameyso, iyagoo taa u adeegsanayo in ay dib ugu riixaan ciidamada Ukraine ee ku sugan magaalo muhiim.
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh maxamuud oo shalay gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka koofur-galbeed soomaliya ayaa halkaas ka bilaabay kulmo.
Musharaxa xisbiga mucaaradka wadani Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlayay diidmada taliska ciidanka booliska Somaliland in banaanbax la dhigo ayaa sheegay in bannaan-baxa iyo.
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Sicir barar baahsan oo xoog leh uu ka jiro magalaadaas, taas.
Sida ay daabaceen warbaahinta The Irish Times iyo Independent.ie ee uu fadhigoodu uu yahay Ireland, maxkamadda ugu sarraysa Irish-ka ayaa waxa ay fasaxday.
Guddoomiyihii gudigga Doorashooyinka Soomalilan Cabdirashiid Riyo Raac ,ayaa iska casilay xilkaasi iyo xubinimadii gudigga Doorashooyinka Soomaaliland sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen Ilo-xogogaal ah..