Somali News
Somali News

Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo ku baxay Colaad ka taagan deegaan ka tirsan Gobolka J/hoose

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland ayaa ku baxay xallinta xiisad dagaal oo ka taagan deegaanka Diif ee Gobolka Jubbada Hoose, taasi oo dhaxeysa.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah Al-shabaab

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabad soo dhaweyn ah oo ka dhacday Dhuusamareeb ayaa sheegay in ay.

Read More
Somali News

Ruushka oo digniin u diray Mareykanka

Sergei Lavrov, wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka, ayaa ka digay khatarta ka dhalan karta hubka uu Mareykanka ugu deeqay Ukraine, kuwaasi oo ay.

Read More
Somali News

Heshiiskii xabbad-joojinta Yemen oo markale la cusboonaysiiyey

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay maanta oo Khamiis ahayd in dhinacyada ku lugta leh dagaalka dalka Yemen inay ku heshiiyeen inay dib u cusboonaysiiyaan.

Read More
Somali News

Maamulka Koofur Galbeed oo shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Afgooye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Maamulka Koofur Galbeed ayaa shaqo joojin ku sameysay Goddoomiyaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose, Abuukar Maxamed Cumar, sida.

Read More
Somali News

Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas barakacayaal ah

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay maanta deeq raashiin ah u qeybisay boqolaal qoys oo kasoo barakacay abaarta ku dhufatay.

Read More
Somali News

M/weyne Xasan Shiikh Maxamuud oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, iaydoo si weyn logu soo dhaweeyay.

Read More
Somali News

Somaliland oo Midowga Yurub kala hadashay doorashooyinka kusoo wajahan

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Midowga Yurub, Amb. Tiina Intelmann oo ay wehelinayeen Safiirka Sweden Amb. Per.

Read More
Somali News

Axmed Karaash oo arrimaha abaaraha kala haddlay mas’uuliyiin ka socday dowladdaha Finland iyo Norway

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socday Safaaradaha dowladdaha Finland iyo Norway. Shirka ayaa.

Read More
Somali News

Booliska Mareykanka oo ka hadlay toogasho dad lagu dilay oo ka dhacday dalkaas

Afar ruux ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday isbitaal ku yaalla magaalada Tulsa ee gobolka Oklahoma ee dalka Mareykanka, sida ay booliska sheegeen..

Read More