Somali News
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo magacaabay lataliyaha amniga Qaranka.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Macallin Maxamuud Sheekh-Cali, Lataliyaha Amniga Qaranka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in.

Read More
Somali News

Sucuudiga oo xayiraad lama filaan ah ku soo rogay Soomaaliya

Sacuudi Carabiya ayaa xayiraad duulimaad ku soo rogtay Soomaaliya ayada oo dadka ka imanaya Soomaaliya ka mamnuucday inay dalkaas u safraan illaa amar.

Read More
Somali News

Xubno ka socdo Qaramada Midoobey oo gaaray Xarunta Dowlad Degaanka Soomaalidda Itoobiya.

Madaxa gargaarka, bini’aadannimada ee hay’adaha Qaramada Midoobay Dr Catherine Sozi iyo safiirro ka socda 5 waddan oo caalamka ah ayaa gaadhay magaalada Jig-jiga.

Read More
Somali News

Rooble oo shaqada ka joojiyay Wasiirka arrimaha dibadda.

Ra’iisal wasaaraha XFS Mahamed Xuseen Rooble ayaa baabi’iyay warqad wasaaradda Arrimaha dibadda ay ku fasaxday Markab waday dhuxul sharci daro ah oo ku.

Read More
Somali News

Muxuu yahay howlgalkan milatari ee uu Trukiga ku dhawaaqay?

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in dhawaan uu billaabi doono howlgal cusub oo militari oo laga sameyn doono xadka dhanka.

Read More
Somali News

Hogaamiyaasha Mareykanka, Japan, India iyo Australia oo ku kulmay Tokyo.

Hogaamiyasha Mareykanka, Japan, India iyo Australia ayaa ku kulmay magaalada Tokyo ee dalka Japan si ay uga wadahadlaan amniga gobolka iyo sidoo kale.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo kala hadlay xaaladda dalka Maamuladda Jubbaland iyo Galmudug.

Madaxweynaha JFS Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland,  Maxamuud Sayid Aadan iyo dhiggiisa Galmudug  Cali Daahir.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo mas’uuliyiin cusub magacabaay

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan u magacaabay xilka Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee.

Read More
Somali News

Maraykanka oo sheegay in Taiwan uu difaaci doono haddii shiinuhu weeraro.

Madaxweyne Biden waxa uu sheegay in Maraykanku uu faragelin milatari samayn doono si uu u difaaco Taiwan haddii Shiinuhu ku soo duulo jasiiraddaasi,.

Read More
Somali News

Axmad Madoobe oo kulan la qaatay madaxa Hay’ada Socdaalka aduunka.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay madaxa Hay’ada Socdaalka aduunka ee IOM ee Soomaaliya Frantz celestin ..

Read More