Somali News
Somali News

DHAGEYSO:-Shimbiro aan nuucooda hore loo arag oo walaac ku beeray Ciidanka Naafada ee Isbitaalka Martiini.

Muqdisho-KNN-Muddo ka badan 24 saacadood ayaa Isbitaalka Martiini oo deegaan u ah Ciidamada Difaaca Soomaaliya ee ku Naafoobay dagaalka Soomaaliya iyo Itoobiya sanadkii.

Read More
Somali News

Madaxweyne Gaas oo Baarlamaanka Puntland kala hadlaya Xaaladda Tukeraq iyo Guud ahaan Puntland.

Garowe-KNN-C/Wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa maanta hor tagaya Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland waxa uuna u faah faahin ka siin doonaa Guud.

Read More
Barnaamijyo Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (23-06-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Bam Gacmeed lagu weeraray Xaflad abaal-marin lagu doonsiinayay Arday Qur’aan ku tartamay.

Muqdisho-KNN-Koox hubeysan ayaa xalay Bam Gacmeed ku weeraray goob ay ka socotay Xaflad abaal marino lagu doonsiinayay arday ku tartantay Qur’aan kariimka ah..

Read More
Somali News

Masuuliyiin ka tirsan Gobalka Hiiraan iyo Beladweyne oo xilkii laga qaaday.

Beladweyelne-KNN-Wasiirka Arimaha Gudaha HirsShabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilkii ka qaaday Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Beladweyne iyo Gobalka Hiiraan. Guddoomiye ku xigeenka amniga.

Read More
Somali News

War deg deg ah:-Al-shabaab oo weerar khasaare Sababay ka fuliyey duleedka Afgooye.

Afgooye-KNN-Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa goor-dhaw weerar culus ku qaaday Ciidamo isugu jira Soomaali iyo kuwa AMISOM oo marayay duleedka degmada afgooye ee gobalka Shabeelaha.

Read More
Somali News

Soomaalida ku nool Nairobi oo ka walaacsan Sokor la`aan ka jirta magaaladaas

Nairobi-KNN-Todobaadyadii ugu dambeeyay ayaa guud ahaanba magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya waxaa Dowlada kenya ay shaacisay in lasoo geliyay Sonkor Sumaysan iyo.

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Wasiir Oomaar“majirto hawo ay leedahay Soomaaliland, Muqdisho ayaa laga maamulaa Hawada Soomaaliya”

Muqdisho-KNN-Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada  ee Xukumadda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Salaad Oomaar oo la hadlay Warbaahinta Dowlada ayaa sheegay in aysan.

Read More
Somali News

Puntland oo sheegay in buuraha Galgala ay ku dileyn dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab

Garowe-KNN-Wararka Ka imaanaya gobalka Barri ee Puntland ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ee Puntland ay maanta weerar ku qaadeen fariis ay dagaalamayasha Al-Shabaab.

Read More
Somali News

Maamulka Jubaland oo xukun dil ah ku fuliayay sedax Askari oo horay dil u geystay oo uu ka mid ahaa Askari xaaskiisa dilay

Kismaayo-KNN-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee maamul goboleedka Jubaland ayaa Maanta xukun dil ah ku fulisay saddex Askari oo laba ka mid ah ay.

Read More