Somali News
Somali News

Musharixiin ka haray tartanka & wararkii ugu dambeeyay doorashada

Waqti waxa uu is guraba In ka badan sanad iyo saddex bilood kadib, muddo xileedkii dastuuriga ahaa ee madaxweynihii 9-aad ee Soomaaliya waxaa.

Read More
Somali News

Dalalka Sweden iyo Finland oo ku biiraya NATO 

Tobanaan sano, dalalka Finland iyo Sweden, ayaa ahaa kuwa aad ugu dhaw isbaheysiga NATO, iyagoo aan ka mid ahayn. Xubinnimada waxey ka dhigan.

Read More
Somali News

Diyaar garowgii ugu dambeeyay ee doorashada oo ka socoto Muqdisho 

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda saacadihii ugu dambeeyay ololaha doorashada Madaxtinimada dalka, xili maalinta Axada oo ku beegan 15-ka May la filayo in.

Read More
Somali News

Booliska oo Muqdisho ku soo rogay Bandow lagu sugayo amniga doorashada Madaxweynaha.

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa bandow kusoo rogay magaalada Muqdisho, kaas oo ka bilaabanaya 9:00 fiidnimo ee caawa, ka hor doorashada madaxweynaha oo dhaceysa.

Read More
Somali News

Guddoonka BFS oo maanta kulan la leh Guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya

Waxaa maanta lagu wada in magaalada Muqdisho ay kulankooda ugu dambeeyay ay ku yeeshaan Guddiga qaban qaabada ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Kulankan ayaa.

Read More
Somali News

Xaalada Dhuusamareeb oo saakay degan

Waxaa saakay degan jawiga Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug, xili shalay uu ka dhacay dagaal xoogleh oo u dhaxeeyay Ciidanka dowladda iyo kuwa.

Read More
Somali News

Muxuu guddoomiyaha golaha shacabka kala hadlay warbaahinta?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) ayaa kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee warbaahinta madaxa-banaan iyo.

Read More
Somali News

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug & Jubbalanad oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay arrimaha doorashada

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo dhigiisa Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan waxaa ay kulan wadajir ah la qaateen Xildhibaanada labada aqal.

Read More
Somali News

Ruushka oo jaraya korontada uu siiyo Finland

Ruushka ayaa joojin doona korontada uu siiyo Finland usbuucan dhamaadkiisa, iyadoo ay sii kordheyso xiisadda ka dhalatay dalabka Helsinki ee NATO. “Waxaan ku.

Read More
Somali News

MD Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Madaxweynihii hore ee Imaaraadka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi ah uga diray qoyska, shacabka iyo guud ahaan dowladda Imaraadka Carabta geerida ku timid,.

Read More