Marwaan
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{20-08-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(20-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (20-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Read More
Uncategorized

War deg deg ah: Golaha Wasiirada Soomaaliya oo taageeray Xil ka qaadistii Madaxweyne Cosoble.

Muqdisho-KNN-Kulan aan caadi aheyn oo ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Wasiirada ee Xukumadda Soomaaliya ayaa looga hadlay Xiisadda Siyaasadeed ee ka

Read More
Uncategorized

Kulankii Baarlamaanka Soomaliland oo maanta u baaqday kooram la’aan.

Hargeysa-KNN-Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Soomaali-land ayaa soo sheegaya in maanta uu kooram la’aan u baaqday kulankii Golaha wakiillada ee Somaliland

Read More
Uncategorized

Ahlusunna oo maalintii labaad Madaafiic ku garaacday Xeraale.

Xeraale-KNN-Sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka ku nool deegaanka Xeraale ee gobalka Galgaduud Ciidamo ka tirsan Ahlusunna waljamaaca ay Maalintii 2aad

Read More
Uncategorized

Wasaaradda Gaashaan-dhigga oo ka war bixisay dagaalkii ka dhacay Sh/Hoose.

Muqdisho-KNN-Cabdullaahi Iimaan Ceynte Afhayeenka Ciidanka Xoogga Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalkii shalay Ciidamada Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM ay kula wareegeen deegaano

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (20-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Uncategorized

Dowladda Ciraaq oo ku dhawaaqday dagaal Cusub oo ka dhan ah ISIS

Muqdisho-KNN-Haider al-Abadi Ra’iisul Wasaaraha dalka Ciraaq ayaa ku dhawaaqay duulaan ka dhan ah kooxda isugu yeertay khilaafada islaamka ee ISIS taas oo wali

Read More
Uncategorized

Puntland oo ka hadashay dagaalkii ka dhacay Buuhoodle ee gobalka Togdheer.

Garowe-KNN-War-Saxaafadeed laga soo saaray Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa lagu canbaareeyay dagaalkii shalay ka dhacay Bartamaha Magaalada Buuhoodle ee gobalka Togdheer kaas oo ay

Read More