Marwaan
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (21- 08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali ibraahim Cabdullaahi{Cali Suxeyfa} Farsamadii:–Maxamed Dalal

Read More
Uncategorized

Markab wax bur buriya oo Shil ku galay Xeebaha Singapore

Muqdisho-KNN-Telefiehanka laga leeyahay maraykanka ee CNN ayaa baahiyay in markab nuuca wax bur buriya oo laga leeyahay Maraykanka uu shil Ku galay  Xeebaha

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta la kulmaya Jaaliyada Soomaalida ee Masar.

Qaahir-KNN- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo uu hogaaminayo oo shalay Gaaray wadanka masar ayaa lagu wadaa in maanta uu

Read More
Uncategorized

Dowlada Soomaaliya oo shir muhiim ah maanta ka furaysa Kismaayo.

Kismaayo-KNN- iyadoo Shalay Magaalada kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland uu Gaaray Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo federaalka ee Xukumada Soomaaliya Cabdi

Read More
Uncategorized

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo duqeyn cirka ah ka bilaabaya Gudaha Dalkaasi.

Nairobi-KNN-sida ay maanta oo Isniin ah ay baahiyeen Warbaahinta Dalka Kenya ciidamada KDF ee dalkaasi ayaa qorsheeyay in ay duqeyn dhanka cirka ah

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (21-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo xalay weeraray Afgooye.

Afgooye-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa xalay weerar culus Ku qaaday xaafado ka mid ah degmada Afgooye oo ay saldhigyo Ku leeyiihiin Ciidamada Soomaaliya. Dagaalamayaasha Al-shabaab

Read More
Uncategorized

Ciidamadii Galmudug iyo Maleeshiyadii Shalay ku dagaalamay Cadaado oo wali is hor fadhiya.

Cadaado-KNN-wararka Saakay Naga soo gaaraya duleedka degmada Cadaado ee Gobalka Galgaduud ayaa soo sheegayo in saakay ay xiisad ka taagan tahay goobihii shalay

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo si rasmi ah u shaaciyay geerida Shiikh Cali Jabal.

Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah u shaacisay in duqeyn lagu dilay Hogaamiyahoodii Gobalka Banaadir Shiikh Cali Maxamed Xuseen “Shiikh Cali

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (20-08–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More