Marwaan
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (20-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed ;- Farsamadii:–Maxamed

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO-Xildhibaan Dalxa oo walaac ka muujiyay Awooda Dowladda Dhexe iyo Tan Maamul gobaleedyada oo is bar bar socoto.

Muqdisho-KNN-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa walaac ka muujiyay awoodaha is

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO-:Taliska Booliska Sh/Hoose oo faah faahin ka bixiyay qorshaha uga dagsan goobaha laga qabsaday Shabaab.

Afgooye-KNN-Gaashaanle Sare Cabdi Ibraahim Shaamow “Cabdi dheere”  oo ah Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Sh/Hoose ayaa wareysi uu siiyay Idaacadda Kulmiye  waxa uu faah

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO-:Ehelada dadkii lagu dilay Jilib oo Cadeeyay in dadkaasi aysan ka tirsaneen Al-Shabaab.

Jilib-KNN-Maxamed Cabdi Cusmaan oo ka mid ah Ehelada dadkii diyaaradaha dagaalka Maraykanka dhawaan ay dhameeyeen duleedka degmada Jilib ee gobalka Jubada dhexe ayaa

Read More
Uncategorized

Xaaladda deegaanka Bariire oo saakay degan kadib dagaal culus oo shalay ka dhacay Bariire.

Bariire-KNN-Wararka saakay ka imaanaya deegaanka Bariire ee gobalka shabeelaha Hoose ayaa soo sheegaya in saakay xaaladda ay tahay mid dagan waxaana si buuxda

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (19-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Ciidamada Booliska Jaziiradda Maalta oo xiray Muwaadiniin Soomaaliyeed.

Muqdisho-KNN-Sida ay qoreen Wakaaladaha caalamiga ah Ciidamada Booliska Jasiirada Malta ayaa saacadihii la soo dhaafay xiray labo nin oo Soomaali ah ka dib

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Saddex Carruur ah oo ku dhimatay Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug

Jariiban–KNN– Wararka naga soo gaaraya Degmada Jariiban Ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Saddex Carruur ah oo wada dhashay ay ku dhinteen Degmadaasi,kuwaas

Read More
Uncategorized

Cali Khaliif Galeyr”waa in si deg deg ah loo joojiyaa dagaalka iyo Xiisada ka taagan Buuhoodle”

Buuhoodle-KNN- Cali Khaliif Galeyr Madaxweynaha maamulka Isku magacaabay Khaatuma ayaa canbaareeyay dagaalkii xoogganaa ee shalay ka dhacay Magaalada Buuhoodle ee gobalka Togdheer kaas

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta u dhoofay Wadanka Masar

Muqdisho–KNN–Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta oo Axad  ah u dhoofay Wadanka Masar. Saraakiil ka tirsan

Read More