Day: September 26, 2017
Uncategorized

Madaxtooyada Soomaaliya oo War ka soo saartay Safarka Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho, Seb 26, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u amba baxay dalka Boqortooyada Sucuudiga. Safar shaqo oo qaadanaaya.

Read More
Uncategorized

Kenya oo Abaal marin lacageed dul-dhigtay Nin Shabaab u qora Dhalinayrada u dagaalanta.

Kenya-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay Booliska dalka Kenya ayaa lagu sheegay in abaal marin lacageed oo dhan Sh 2 million oo.

Read More
Uncategorized

Dowlada Itoobiya oo Soomaali-land ku Eedeysay in ay Barakacin ku hayaan Oromada ku nool deegaanadooda.

Itoobiya-KNN-Negeri Lencho  Wasiirka Warfaafinta Dowladda Itoobiya ,ayaa Maamulka Somaliland Waxaa uu ku eedeeyay in 3,000 oo Oromada ay Si Awood ah  uga Qixiyeen  degaannada.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{26-09-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(26-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (26-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:-Nabaddoon Goor Dhow lagu dilay Duleedka Garbahaarey

Qur’aan Googoo–KNN– Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo Ee Koofurta Soomaaliya ayaa sheegaya in Dableey Bastoolado wadatay ay Barqanimadii Maanta ku dileen Degaanka Qur’aan.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah: Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda oo shacab ku dilay Jowhar.

Jowhar-KNN-Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay Labo qof oo kalane waa ay ku dhaawacmeen rasaas uu furay Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda.

Read More
Uncategorized

Galmudug oo beenisay in ay Xariirka u jartay Dowladda Soomaaliya.

Cadaado-KNN-Madaxtooyada Maamulka Galmudug ee Magaalada Cadaado ayaa soo saartay War-saxaafadeed ay ku beenineyso in ay Xariirka u jartay Dowladda Soomaaliya kadib Markii maanta.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (26-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare: Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More