Day: September 26, 2017
Uncategorized

Madaxweynaha Soomaaliya oo goor-dhaw u dhoofay Dalka Sacuudiga.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goor-dhaw u dhoofay Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya sida ay noo xaqiijiyeen Xubno ka.

Read More
Uncategorized

Ra’iisal Wasaare Kheyrre oo booqday Xarunta Difaaca Maraykanka.

Muqdisho-KNN-Ra’iisal Wasaaraha Xasan Cali Kheyrre iyo Wasiirka Gaashaan-dhigga Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed iyo Xubno kale oo ka mid ah Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha ayaa.

Read More
Uncategorized

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo sheegay in ay Xabsi guri ku jiraan Isaga iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug.

Muqdisho-KNN-Cali Gacal Casir Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta sheegay in Xabsi guri ay ku jiraan Isaga iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaasi iyo sidoo.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (26-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Qeys Xasan Maxamed Farsamadii:–Maxamed Dalal maxamuud:-.

Read More
Uncategorized

Kenya oo ka baxday deegaanka Tarako ee gobalka Gado iyo Al-Shabaab oo qabsaday.

Baardheere-KNN-Ciidamada Milatariga Dowladda Kenya ayaa ka baxay deegaanka Tarako oo ku yaalo duleedka degmada Baardheere Gobalka Gado halkaas oo ay daganaayeen dhowrkii sano.

Read More
Uncategorized

Shir looga hadlaayo ka hortagga Qaraxyada oo muqdisho uga Furmay Saraakiisha Dowladda iyo AMISOM.

Muqdisho-KNN-Saraakiisha ugu sareeysa Ciidamadda Qalabka sida ee Soomaliya  iyo AMISOM ayaa shalay Waxaa Muqdisho uga furmay Shir soconaya Sadax maalmood kaas oo looga.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (26-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Weerar lagu qaaday Ciidamo ka tirsan Xasilinta oo fariisin ka sameestay Xaafadda Ceymiska ee D/Yaaqshiid.

Muqdisho-KNN-Weerar ku bilaawday Qaraxyo Bam-Baanooyin ah ayaa xalay koox hubeysan waxa ay ku qaadeen Fariisin ay Ciidanka Xasilinta dhawaan ka sameestay Xaafadda Ceymiska.

Read More
Uncategorized

Madaxda ugu Sareyso Galmudug oo xalay kulamo ku yeeshay Madaxtooyada Cadaado.

Cadaado-KNN-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle, Madaxweyne Ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi Carabey iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir iyo Labada Gudoomiye ku.

Read More
Uncategorized

Ra’iisal Wasaare Kheyrre oo xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaalida ee Virginia.

Virginia-KNN-Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Xubno ka tirsan Golahiisa Wasiirada oo ku sugan Dalka Maraykanka oo ay kaga qeyb galeen.

Read More