Day: April 8, 2018
Uncategorized

Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka oo sameeyay wejiga labaad diiwaan gelinta Xisbiyada Siyaasada

Muqdisho-KNN-Munaasabad ay soo qaban qaabisay guddiga doorashooyinka madaxa banaan ee Qaranka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, ujeedka munaasabada ayaa aheed diiwaan gelinta.

Read More
Uncategorized

Soomaaliland”Saldhigga Bar bara yeman ayaa looga duulayaa”

Muqdisho-KNN-Dawlada Imaaraatka Carabta ayaa saldhiga ciidan ee ay ka dhisayso magaalada Barbara waxaa ay uga duuli doontaa dalka Yemen oo inta badan ay.

Read More
Uncategorized

Muudey oo xubnaha Baarlamaanka ku wargeliyay waqtiga uu dhacayo kulankooda

Muqdisho-KNN-Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa daqiiqado ka hor farriimo qoraaleed u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{08-04-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(08-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Sports

Jurgen Klopp oo u dhaqaaqaya Paulo Dybala si uu badal ugu noqdo Philippe Coutinho.

Muqdisho-KNN-Jurgen Klopp ayaa lagu soo waramayaa inuu u dhaqaaqayo adeega weeraryahanka Juventus Paulo Dybala isagoo aaminsan inuu yahy badalka ugu fiican ee Philippe.

Read More
Sports

Wararka ugu waawayn ciyaaraha manta oo Axada.

Muqdisho-KNN-Manchester United macalinkeeda Jose Mourinho ayaa doonaya inuu is dhaafsi ku helo wiilka ugu qalisan dunida kubada cagta ciyaaryahan Neymar isagoo u adeegsanaya.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (08-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur  {Barakaat} Farsamadii:-Shariif Cabdulle.

Read More
Uncategorized

Wacyi gelin loo sameynayo Milatariga Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa bilaabay olole cusub oo lagu wacyi galinayo ciidamada Milatariga, si loogu jiheeyo inay hagaajiyaan hab dhaqankooda. Hogaanka Siyaasadda.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (08-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Cabdisalaan Cumar Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More