Day: April 8, 2018
Uncategorized

Duulimaadka Beladweyne oo maanta hakad ku jira.

Beladweyne-KNN-Waxaa maanta shaqeyneen Garoonka diyaaraha ee magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan kadib roob xoog leh oo Biya dhigay garoonka. Maamulka magaalada Beladweyne.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (08-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Cabdiwahaab Xuseen  Muxudiin:– Farsamadii:-Maxamed Dalal.

Read More
Uncategorized

Dhalinyaro ku dhaawacantay Gaari ku rogmaday gobolka Mudug

Muqdisho-KNN-Sedax ruux ayaa ku dhaawacantay kadib shil gaari oo ka dhacay deegaanka Wasil ee gobolka Mudug. Dhaawaca Sedax ruux ayaa ka dhashay Gaari.

Read More
Uncategorized

Xiisad ka taagan Laascaanood.

Laascaanood-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa soo sheegaya in saakay ay xiisad dagaal ka taagan gudaha iyo duleedka magaalada..

Read More
Uncategorized

Mooshin laga diyaarinayo Madaxweyne Waare.

Jowhar-KNN-Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa la sheegay in ay saxiixeen Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare. Xubno ka mid.

Read More
Uncategorized

Rajo laga muujiyay dadaalada dhex dhaxaadinta ee Golaha Shacabka.

Muqdisho-KNN-Cabdi Barre Yuusuf oo ah Xildhibaan hore oo ka tirsanaa Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay mira dhalka dadaalada Nabadeed ee.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (08-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab “Sarkaal ayaa ku dilnay Ceelasha Biyaha”

Ceelasha-KNN-Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa sheegtay in deegaanka Ceelasha biyaha ay ku dilayn Taliyihii deegaanka kadib weerar ay ka fuliyeen xaafad ka tirsan ceelasha Biyaha..

Read More
Uncategorized

Ganacsade caan ah oo lagu dilay Laascaanood.

Laascood-KNN-Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool xalay lagu dilay ganacsade magaalada iyo guud ahaan gobalka caan ka ah..

Read More
Uncategorized

Maamulka G/Banaadir oo ka hadlay isbadalka lagu sameeyay Ciidamada amniga.

Muqdisho-KNN-Afayeenka gobalka Banaadir Cabdi Fitaax Cumar Xalane ayaa faah faahin ka bixiyay isbadalka lagu sameeyay Ciidamada amaanka ee magaalada Muqdisho. Afayeenka ayaa sheegay.

Read More