Day: August 5, 2018
Somali News

Ra’iisul Wasaare Khayre oo u safray Suudaan

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Saaka waxaa uu usafray Dalka Suudaan. Safarka Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa yimid ka.

Read More
Somali News

W/Arimaha Dibadda Itoobiya oo ka hadashay Xaalka Jigjiga

War Qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa waxa looga hadlay Xaaladda Magaalada Jigjiga oo tan Maalinimadii Shalay aheed.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (05-08-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Rag watay hub laguna eedeeyay Shabaabnimo oo Muqdisho lagu qabtay

Ciidamada amaanka ee Muqdisho ayaa waxaa la Sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen rag watay Bambaanooyin iyo hubka fudud oo ah nuuca inta.

Read More
Somali News

Askari xalay lagu dhex dilay Masjid ku yaalla Muqdisho

Muqdisho-KNN-Askari ka tirsanaaa Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xalay waxaa lagu dhex dilay Masjid ku yaalla Xaafadda Biyaaso Liibaro ee degmada Xamar Jajab. Koox.

Read More
Somali News

Dhiilo Colaadeed oo Saaka ka taagan duleedka Kismaayo

Kismaayo-KNN-Xiisad dagaal ayaa Saaka waxa laga soo sheegayaa deegaanno ku yaalla duleedka Magaalada kismaayo ee xarunta Maamulka Jubaland. Xiisadan Colaadeed ayaa waxa ay.

Read More