Day: August 5, 2018
Somali News

DEG DEG:-Qarax gaari weyn loo adeegsaday oo ka dhacay Afgooye

Afgooye-KNN-Weerar Ismiidaamin ayaa Goordhaw waxaa lagu weeraray Saldhig Ciidanka Booliska Soomaaliye ay ku leeyihiin degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo 30km Galbeed.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (05-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Ceydiid Cabdiraxmaan Aadan:- Farsamadii:-Shafici Yusuf Dahir.

Read More
Somali News

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay Wasiirro Cusub.

Muqdisho-KNN-Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta waxaa uu magacaabay wasiiro cusub oo kamid noqonaya Golahiisa Wasiirada. Wasiirada la magacabay ayaa.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (05-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Shaafici Yuusuf.

Read More
Somali News

Xiisad ka taagan Magaalada Qabri Daharre

Qabri-Daharre-KNN-Wararka horleh oo kasoo baxaya Kililka Shanaad ayaa waxa ay sheegayaan in Saaka Xaalad kacsanaana laga dareemayo Magaalada Qabri daharre oo kamid Magaalooyinkan.

Read More
Somali News

Madaxweeynaha Venezuela oo Weerar ka Badbaaday

Muqdisho-KNN-Madaxweeynaha Venezuela Nicolás Maduro ayaa sheegay in uu ka badbaaaday isku day dil oo loo adeegsaday Diyaaradaha aan la wadin oo Bambaanooyin la.

Read More
Somali News

M/Shariif Xasan oo Isbadal ku sameeyay Waaxda Cadaaladda Shabeelaha Hoose

Muqdisho-KNN-Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweeynaha Koofur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilkii waxaa looga qaaday Gudoomiyihii Maxkamadda Gobolka Shabeelaha Hoose. Isla.

Read More
Somali News

Ugu yaraan Labo qof oo goordhaw Muqdisho lagu dilay

Muqdisho-KNN- Baabuur nuuciisa Karoola yahay ayaa goordhaw waxaa rasaas ku furay Baabuur Ciidan oo nuuciisu Cadbi Bile yahay  waxa ayna dadkaa marayeen halka loo.

Read More
Somali News

Banaanbax Saaka Ka socda Muqdisho

Muqdisho-KNN-Boqolaal dhalinyaro ah ayaa Saaka waxa ay isugu soo baxeen Magaalada Muqdisho, kuwaa oo ka ashtakoonaya dilalka dhalinyarada Magaalada Muqdisho. Isu soobaxan oo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (05-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali  Ibraahim Cabdullaahi:- Farsamadii:–Shaafici Yuusuf Daahir.

Read More