Day: August 9, 2018
Somali News

DEG DEG:-W/Cawad oo ka hadlay shaqa ka joojintii ku xigeenkiisa.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay shaqo ka joojinta Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre uu.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{09-08-2018}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Somali News

Wasiir ka tirsan xukuumadda Khayre oo shaqadii laga joojiyay

Muqdisho-KNN-Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa waxaa shaqadii looga joojiyay wasiir ku xigeenka wasaaradda arimaha dibadda.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (09-08-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Sports

Manchester united oo daafac ka rabta Atletico Madrid

Manchester United ayaa iskudayeysa in saacadaha ka harsan suuqa Egland keento daafac dhexe kooxdeede 1aad. Hada waxa ay u dhaqaaqaysa helida daafaca kooxda.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (09-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Ceydiid Cabdiraxmaan Aadan:- Farsamadii:-Shafici Yusuf Dahir.

Read More
Somali News

Godeey oo ciidammo ay isku hor fadhiyaan

Goodeey-KNN-Wararka aan ka heleyno dowlad deegaanka ayaa waxa ay sheegayaan in Magaalada Godeey ay isku hor fadhiyaan ciidamada Federaalka Itoobiya iyo kuwa Liyuuga.

Read More
Somali News

Taliyaha Asluubta”Ciidammo aan Boolis aheyn amaanka Muqdisho kama shaqeyn doonaan”

Muqdisho-KNN-Kulan looga hadlayay amniga gobolka banaadir ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho. Kulankan waxaa ka qeybgalay Taliyaasha ciidamada Booliska, Asluubta iyo taliska sare ee.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (09-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Shaafici Yuusuf.

Read More
Somali News

Dhageyso:-Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo askar xukuntay

Muqdisho-KNN-Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun waxa ay ku riday askar lagu eedeeyay in ay lacag ka dhaceen shirikadda.

Read More