Day: August 9, 2018
Sports

Ogow hal sabab oo ay Juventus ku heli karto Marcelo

Muqdisho-KNN-Wargeyska Tuttosport ayaa xaqiijiyay in Juventus ay diyaar u tahay inay lasoo saxiixato Real Madrid daafaceeda bidix una dhashay Brazil ciyaaryahan Marcelo. Daafacan.

Read More
Sports

Jose Mourinho oo daafac ka doonaya Chelsea

Muqdisho-KNN-Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa lagu soo waramayaa inuu laxiriiray daafaca Chelsea Kurt Zouma isagoo isku dayaya inuu keeno masraxa uu naamulo.

Read More
Somali News

G/Garsoorka Hiiran oo kasoo horjestay kala diriddii garsoorka Hirshabeelle

Beledweyne-KNN-Garsoorka gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka ayaa waxa ay kasoo horjeesteen dhawaan kala diriddii barlamaanka Hirshabeelle uu ku kala diray gudiggii Garsoorka maamulkaasi..

Read More
Sports

Waa kuma daafaca ay dooneyso Arsenal?

Muqdisho-KNN-Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay isku daydo saxiixa daafaca reer Croatia ciyaaryahan Domagoj Vida ka hor inta uusan suuqa kala.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (09-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali  Ibraahim Cabdullaahi:- Farsamadii:–Shaafici Yuusuf Daahir.

Read More
Somali News

Dhageyso:-Cabasho kasoo yeertay wax garadka Koofur galbeed

Beydhabo-KNN-Magaalada Baydhabo ee gobalka Bay ayaa waxaa xilligan ka soconaya shirar looga hadlayo  arimaha doorashada madaxweynaha maamulka koofur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Read More
Somali News

W/arimaha dibadda oo ka hadashay sababta Sucuudiga loo taageeray

Muqdisho-KNN-Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay ka hadashay waxyaabihii ku khasbay in ay meel dhexe ka istaagi weydo khilaafka udhaxeeya Sucuudiga Iyo Kanada oo.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (09-08-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Aqriso:-warar kusoo kordhay weerarkii Lamu

Laamuu-KNN-Taliska ciidanka Kenya oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in weerarkii shalay ka dhacay deegaanka Lamu looga dilay Shan kamid ah askartooda. Weerarkan .

Read More