Day: August 14, 2018
Sports

Willian oo qeexay sabab uusan kusii joogi lahayn Chelsea.

Muqdisho-KNN-Weeraryahanka Chelsea Willian ayaa qirtay inaysan jirin fursad uu ku sii joogi lahaa Stamford Bridge xagaagaan hadii Antonio Conte aan la ceyrin lahyn..

Read More
Sports

Luka Modric oo u dhaqaaqi kara Inter Sabab?

Muqdisho-KNN-Wakiilka ciyaaryahan Luka Modric Marko Naletilic ayaa ku celiyay in ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid inuu isha ku hayo inuu u dhaqaaqo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (14-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali  Ibraahim Cabdullaahi:- Farsamadii:–Shaafici Yuusuf Daahir.

Read More
Somali News

Dhageyso:-Wasiir Cawad”Waxaan dhex-dhexaadinaynaa Ereteria iyo Jabuuti”

Muqdisho-KNN-Wasiirka arimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Axmed Ciise Cawad oo la halday KNN, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhex dhexaadineyso dowladaha.

Read More
Somali News

Meydad laga helay xeebta Boosaaso

Boosaaso-KNN-Labo caruur ah ayaa saaka meydkooda waxaa laga helay  xeebta magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Caruurtan inta aana meydkooda lasoo helin, ayaa muddo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (14-08-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Xiisad colaadeed oo saaka ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool

Garoowe-KNN-Wararka ka imaanaya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, ayaa saaka sheegaya in halkaa laga dareemayo xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidamada Puntland iyo.

Read More
Somali News

QM”Waa in la dhowraa xuquuqda dadka doorashada soo socota”

Muqdisho-KNN-Warbin ay soo saartay QM isniintii ayaa Dowladda Soomaaliya ku boorineeysa in ay qaado Tilaabooyin xaqiijinaya in Doorashadda soo scota aysan harreeyn xadgudubyo.

Read More
News in English

UN urges Somalia to make sure human rights prevail in future elections

Mogadisho-KNN-In a report released on Monday, the United Nations urged Somalia to take steps to ensure future elections are not marred by the human rights violations and.

Read More
News in English

Eritrea delegation in Somalia to deepen bilateral relations

Mogadishu-KNN- A high-level delegation from Eritrea arrived in the Somali capital of Mogadishu on Monday to help improve bilateral relations between the countries,.

Read More