Day: August 14, 2018
Somali News

J Gorod”Milatarigu waa in ay u hogaansamaan xeerarka Caalamiga ah”

Muqdisho-KNN-Ciidamada milatariga Soomaaliya ayaa taliskooda sare war kasoo baxay waxaa lagu amray, in ay ilaaliyaan xuquuqda adaanaha iyo waliba xeerarka caalamiga ah. Taliyaha.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (14-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Ceydiid Cabdiraxmaan Aadan:- Farsamadii:-Shafici Yusuf Dahir.

Read More
Somali News

Shabaab doonayay in ay weeraraan saldhig ciidan oo gacanta lagu soo dhigay.

Muqdisho-KNN-Wararka naga soo gaaraya deegaanka Calamada ee duleedka Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan, in halkaa ciidamada Milatariga ay gacanta ku dhigeen Shan dagaalame.

Read More
Somali News

Isbadallo deg deg ah oo laga dareemay Jigjiga

Jigjiga-KNN-Tan iyo intii uu is badalka ku yimid maamulkii dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, gaar ahaan markii ay dib u habeyn lagu sameeyay xisbiga.

Read More
Sports

David De Gea oo loo soo bandhigay heshiis cusub oo Manchester United ah? Muxuuse ka yiri!

Muqdisho-KNN-Goolhayaha Manchester United David de Gea ayaa lagu soo waramayaa inuu qarka u saaranyahy inuu u saxiixo heshiis cusub kooxdiisa . De Gea.

Read More
Sports

Paris Saint-Germain oo 100m ku doonaysa xidig katirsan Tottenham.

Muqdisho-KNN-Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso inay 100 milyan oo ginni ku dalbato ciyaaryahan Christian Eriksen oo ka mid ah.

Read More
Somali News

Qarax ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Darawal bajaajle ahaa ayaa dhintay halka askari ka tirsanaa ciidamada amaanka uu dhaawacmay, kadib markii Mooto bajaaj ay saaraayeen lagu tuuray bam gacmeed,.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (14-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Siciid Wasame Sabriye {Qarfaan};- Farsamadii:-Shaafici Yuusuf.

Read More
Somali News

In ka badan 300 oo ruux oo la dilay dalka Afgaanistaan

Kabul-KNN-Weerar ay Taliban ku qaadeen magaalada istaaraatiijiga ah ee Ghazni ee dalka Afgaanistan galayna maalintii 5 aad, ayaa waxaa ku geeriyooday dad kor.

Read More
Sports

Mauricio Pochettino oo dhumin kara mid kamida xidigihiisa ka hor inta uusan xirmin suukha.

Muqdisho-KNN-Tababaraha kooxda Tottenham Hotspur Mauricio Pochettino ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo inuu iska iibiyo daafaca bidix ee kooxdiisa Danny Rose ka hor.

Read More