Day: August 29, 2018
Somali News

Qarax lala beegsaday ciidammo ka tirsan Kenya

Kenya-KNN-Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya deegaanka Lamu ayaa sheegaya in ciidammo ka tirsan kuwa Kenya qarax la beegsaday. Inta la xaqiijiyay.

Read More
Somali News

Madaxweynihii hore ee DDSI iyo xubno kale oo maxkamad la soo taagay

Muqdisho-KNN-Wararka naga soo gaaraya magaalada Addis ababa ayaa sheegaya in maxkamada lasoo taagay madaxweynihii hore ee dowladd deegaanka Soomali galbeed Cabdi Maxamuud Cumar.

Read More
News in English

Number of Somalis evicted from their homes doubles in first half of 2018: report

Mogadishu-KNN-The number of Somalis left homeless has surged this year as thousands who had already fled war, drought and floods were forcibly evicted.

Read More
Somali News

Duq cusub oo Garowe loo doortay

Garowe-KNN-Xarunta dowladda hoose ee magaalada Garoowe waxaa maanta ka dhacday doorashada Duqa degmada Garoowe oo ay ku tar tameen musharaxiinta kala ah ,.

Read More
Somali News

Doorashada Duqa Garowe iyo ku xigeenkiisa oo dhaceysa

Garowe-KNN-Maanta oo Arbaco ah waxaa xarunta PDRC ee Garowe ka dhaceysa doorashada Duqa Caasimadda Garowe iyo ku xigeenkiisa, sida la shaaciyay shalay kadib.

Read More
Somali News

Ciidamada xogga oo lagu eedeyey isbaaroyin lasoo dhigay gobolka shabelaha Hoose

Wanlaweyn-KNN-Maamulka Gobolka Shabellaha hoose ayaa waxaa Diidanka Xoogga Dalka ku eedeyeen in ay isbaarooyin horleh oo lagu dhibaateynayo shacabka ay dhigeyn duleed Degamada.

Read More
Somali News Sports

Kulamo xiiso badan oo laga ciyaari doono tartanka kubada cagta D/G/Banaadir

Muqdisho-KNN-Labo kulan oo ka tirsan tartanka kubada cagta dagmooyinka gobolkan banaadir ayaa galabtay la ciyaari doonaa. Garoomada koonis iyo Jaamacadaha ayaa lagu kala.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo ganacsato ku xiray gobolka Galgaduud

Ceelbuur-KNN-Wararka naga soo gaaraya deegaano hoostaga Degmada Ceelbuur ee Gobolka galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in Dagaalamayaasha Al-Shabaab ganacsato ay xireen. Ganacsatadaan.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (29-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali  Ibraahim Cabdullaahi:- Farsamadii:–Iqra Axmed Maxamuud:–.

Read More
Somali News

Xaaladda magaalada Baladweyne oo saaka degan

Baladweyne-KNN-Magaalada baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan  wararka naga soo gaaraya waxaa ay sheegayaan in xaalka magaalada uu dagan yahay. Magaaladda waxaa  shalay galinkii.

Read More