Day: January 22, 2019
Somali News

Soomaaliya oo safiirka Indonesia ka gudoontay warqadaha aqoonsiga safiirnimo.

Muqdisho-KNN- Cabdulqaadir Axmed-kheyr, Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiiga oga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo sheegtay iney isku soo dhiibeyn Ciidan katirsan Ilaalada Madaxtooyada Jubbaland.

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee G/Jubbada Dhexe ku soo bandhigay 3 Askari oo ay sheegeen in ay ka tirsanayeen Maamulka Jubbaland, kuwaas.

Read More
Somali News

Qaban qaabada Munaasabadda caleema-saarka Madaxweyne Dani oo ka socota Garowe.

Garoowe-KNN-Qaban qaabada iyo diyaarinta caleema-saarka madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni , ayaa si weyn waxaa ay kaga socotaa Magaalada garoowe.

Read More
Somali News

Baadi-goob loogu jiro Nabadoon Al-shabaab garsoor u doontay oo la waayay.

Muqdisho-KNN-Nabadoon Axmed  Cali oo loo yaqaano (Axmeey) kana mid ahaa ergooyinkii soo xulay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegayaa in haatan lagu la’yahay deegaanka.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo baneeyay degaano katirsan degmada Ceelbuur

Muqdisho-KNN-Wararka laga helayo degaano ka tirsan Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in  dagaalamayaasha Al-Shabaab ay maanta isaga baxeen deegaanadaasi. Deegaanada ay Al-Shabaab baneeyeen ayaa.

Read More
Somali News

Hubka lagu dhax-wato Garowe oo war laga soo saaray

Garoowe-KNN-Guddiga amniga maamulka Puntland oo  maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe  ayaa waxaa ay war ka soo saareen gaadiidka iyo hubka lagu.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (22-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (22-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Iqa Axmed.

Read More
Somali News

Madaxweyne Deni oo loo kordhiyay waqtiga uu ku soo magacaabayo Wasiiradiisa.

Garoowe-KNNMadaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntland  Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Maanta  hortagay xildhibaanada Baarlamanka Maamulkaasi,  isagoona u gudbiyay codsi ku saabsan in muddo kordhin.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Zimbabwe oo ku laabtay dalkiisa xilli rabshado ay ka socdaan

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa soo gabagabeeyay safar uu ku marayay qaaradda Yurub xilli dalkiisa ay ka taagan yihiin dibadbaxyo rabshada wato. Wuxuu.

Read More