Day: May 18, 2019
Somali News

Mareykanka oo Canada ka qaaday Canshuur dheeri ah uu horay u saaray alaabtiisa

Muqdisho-KNN-Dowlada Mareykanka ayaa dhigeeda Canada lagaartay heshiis ay kaga qaadayso canshuura dheeri ah oo ay horay ugusoo rogtay alaabta ay usoo dhoofiso gudaha.

Read More
Somali News

Dowladda Suuriya oo sheegtay in gantaalo looga soo tuuray dhanka Isarel

Muqdisho-KNN-Dowlada Suuriya ayaa sheegtay in ay ka hortageen dhawr gantaal oo looga soo tuuray dhanka Israel. Warkan oo laga baahiyay Tv’ga qaranka ee.

Read More
Somali News

Faa-faahino laga helayo wade Mooto Bajaaj oo xalay lagu dilay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Waxaa Faa-faahino dheeraad ah laga helayaa dil waabarigii hore ee sakay ka dhacay dagmada Hodan ee gobolka Banaadir waxaana dilkaa loo geystay wiil.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (18-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (18-05-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (18-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee.

Read More
Somali News

Duqa Muqdisho oo Shir Caalami ah uga qeyb galay dalka Japan

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yarisow ayaa dalka Japan kaga qeyb galay shirka Caasimaddaha horumarka ku talaabsanaya oo ay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Dani oo maanta 15,800 oo Arday Imtixaan uga furay Puntland

Garowe-KNN-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa Sabtida saakay magaalada Garowe waxa uu ka daah furay Imtixaanka Shahaadigaa ee deegaanada maamulka Puntland..

Read More
Somali News

Xildhibaanada golaha Shacabka oo maanta kulan yeelanaya

Muqdisho-KNN-Maanta ayay dood adag ka yeela doonaan Xildhibanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ajendooyin ay ka mid yihiin U codeynta heshiiska caalamiga ah.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (18-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamadii:–Iqra Axmed.

Read More