Day: July 6, 2019
Somali News

Askari Darawal Mooto Bajaaj ku dilay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Askari ka tirsan Ciidanka Booliiska ayaa Darawal Mooto Bajaaj ku dilay magaaladda Muqdisho, gaar ahaan meel u dhow isgoyska Debka, sida uu Goob-jooge.

Read More
Somali News

Dowladda Iiraan oo ku goodisay in ay la wareegeeyso Markab ay leedahay Britain

Muqdisho-KNN-Saraakiil ka tirsan Dowladda Iran ayaa ku goodiyay in ay la wareegi doonaan markab Saliidda qaada oo ay leedahay Dowladda Britain, haddii aan.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {06-07-2019}=suuratu Huud=Darsigii-03Aad-Q {266}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (06-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye :- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Guddigii xaqiiqa raadinta dadkii lagu dilay Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb oo gaaray Boosaaso

Boosaaso-KNN-Xubnaha Guddiga xaqiiqa raadinta ah ee ka kala socday Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo maamulka Koonfur Galbeed, ayaa gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka.

Read More
Somali News

Hey’adda Caafimaadka Aduunka oo sheegtay in dagaaladda liibiya ay ku dhinteen boqolaal qof

Muqdisho-KNN-Ku dhawaad 1,000 qof ayaa lagu dilay dagaaladda Dalka Liibiya ka socda tan iyo markii Ganeral Khaliifa Hafter uu bilaabay gulufka uu doonayo.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (06-07-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Dowladda Cupa oo xaqiijisay in ay noolyihiin Dhaqaatiir ay Afduubteen Al-Shabaab

Muqdisho-KNN-Dowladda Cuba ayaa sheegtay in ay dadaalka ugu badan ku bixineeyso in ay xoriyadooda dib u helaan labo dhaqtar oo dalka Kenya lagu.

Read More
News in English

Cuban doctors abducted in Kenya alive: health minister

Mogadishu-KNN-Two Cuban doctors abducted along Kenya’s troubled border with Somalia in April are alive, Cuban Health Minister Jose Angel Portal said on Friday..

Read More
Somali News

Maxay Wasaaradda Arimaha Dibaddu iskugu yeertay Warbaahinta?

Muqdisho-KNN-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa maanta is kugu yeertay dhamaan warbaahinta ka howlgasha Muqdisho, iyadoo aan la aqoon.

Read More