Day: July 6, 2019
Somali News

Madaxweyne Lafta-gareen oo gaaray Degmada Xudur

Xudur-KNN-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool. Safarka.

Read More
Somali News

Kheyre iyo Shaakir oo Dhuusamareeb kula kulmay Ganacsatada Galmudug

Dhuusamareeb-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa hadda Shir kula leh magaalada Dhuusamareeb qaar.

Read More
Somali News

QM oo Xabad Joojin ugu baaqday dhinacyada isku haya Dalka Liibiya

Muqdisho-KNN-Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa ugu baaqay dhinacyada isku haya dalka Liibiya in ay sameeyaan xabad joojin deg deg ah. Baaqa Golha.

Read More
Somali News

Kheyre oo ku wajahan Gaalkacyo

Dhuusamareeb-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sacaadaha soo socdo waxaa lagu wadaa in uu gaaro magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka mudug, isaga.

Read More
Somali News

Dhul Gariir Xoogan oo ku dhuftay Gobolka California ee Dalka Mareykanka

Muqdisho-KNN-Dhul gariir xoogan oo ku dhuftay koonfurta gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa noqday kii ugu xooganaa ee halkaasi ku dhufta mudo haatan.

Read More
Somali News

Muxuu maanta ka hadlay Wasiir Cawad?

Muqdisho-KNN-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa maanta waxaa uu Muqdisho kula kulmay Safiiradda dalalka Caalamka u jooga Soomaaliya waxaana ay ka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (06-07-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Burhaan.

Read More
Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (06-07-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}:- Farsamadii:-Iqra.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (06-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud;- Farsamadii: Iqro Axmed Maxamuud  :-.

Read More
Somali News

Khalaafkii maamulka G/Hiraan oo lagu wado in maanta xal laga gaaro

Beledweyne-KNN-Xildhibaan Farxiyo Cali Muumin oo ka mid ah xubnihii dowladda federaalka ee ku baxay khilaafka ka taagan maamulka Gobolka Hiiraan, ayaa KNN u.

Read More