Day: July 7, 2019
Somali News

Warbixin:- Doorashada Jubbaland oo ku bilaabatay loolan iyo is maquunin

Muqdisho-KNN-Loolan adag iyo lagdan xeeladeeysan ayaa saansaantoodu ka bilaabatay Magaaladda Kismaayo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee jubbaland oo uu ka socdo u.

Read More
Somali News

Qarax lagu hoobtay oo ka dhacay Dalka Afghanistan

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan sideed ruux ayaa dhimatay halka 50 kalana ay dhaawacmeen kadib qarax loo adeegsaday gaari oo ka dhacay gobolka Ghazni ee dalka.

Read More
Somali News

Dagaal xoogan oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Beledweyne-KNN-Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa degaanka Halgan iyo degmada Buulo-burde, Gobolka Hiiraan.

Read More
Somali News

Iran oo Markale ku Dhawaaqday Go’aan ka Dhan ah Heshiiskii Niyukleerka

Muqdisho-KNN-Iiraan ayaa ku dhawaaqday in ay jabisay qayb kamid ah heshiiskii xakamaynta hubka Niyukleerka kaas oo xadidayay sara u qaadida kiimikada Yuraaniyamka. Ku.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (07-07-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Cabdiqani.

Read More
Somali News

Haweeney Nin iska dhigi jirtay oo lagu qabtay Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Taliska Booliiska Maamulka Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo kusoo bandhigay Haweeney isku soo ekaysan Nin oo la sheegay in ay hubeysneed, waxuuna sheegay Talisku.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Cayaaraha (07-07-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
Somali News

Meydka Gabar da’ yar oo lagu arkay Godinlabe

Cadaado-KNN-Deegaanaka Godinlabe ooo hoos taga degamada Cadaado ee Gobolka Galgaduud xaafad ka tirsan ayaa lagu arkay meydka Gabar yar oo la dilay. Gabadha.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (07-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud;- Farsamadii: Iqra Axmed Maxamuud  :-.

Read More
News in English

Somaliland hits back at Somalia over Guinea

Mogadishu-KNN-Somaliland on Saturday accused Somalia of bullying her international friends in the wake of the latter’s announcement that it cut all diplomatic ties.

Read More