Day: July 7, 2019
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo digniin u dirtay Hey’adaha degan Xalane

Muqdisho-KNN-Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duuulista Hawada Soomaaliya, ayaa fariin loogu diray Hey’adaha Caalamiga ah ee degan Xerada Xalane ee.

Read More
Somali News

Dadka Giriigga oo u dareeray Goobaha codbixinta

Muqdisho-KNN-Dadka Giriiga ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta si ay usoo doortaan baarlamaan cusub, iyadoo Xisbiga midigta dhexe uu loolan adag gelinayo Dowladda.

Read More
Somali News

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Koonfur Afrika

Koonfur Afrika-KNN-Ganacsade Soomaaliyeed ayaa xalay Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah waxay ku dileen goob ganacsi oo uu ku lahaa Gobolka Mpumalanga ee dalka.

Read More
Somali News

Faransiiska iyo Iran oo ku heshiiyay in wada hadaladda dib loo bilaabo

Muqdisho-KNN-Faransiiska iyo Iran ayaa ku heshiiyey in ay isla eegaan xaalado sahli kara in dib loo soo celiyo wadahadaladdii Nuclear-ka Iran ee ay.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {07-07-2019}=suuratu Huud=Darsigii-04Aad-Q {267}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (07-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye :- Maxamed Cali Maxamed:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (07-07-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Feysal Cali Waraabe oo eedeyn kala dul dhacay Dowladda Federaalka

Hargeysa-KNN-Guddoomiyaha Xisbi mucaaradka Somaaliland ee UCID Feysal Cali Waraabe oo Wareysi gaar ah siiyey Radio Kulmiye ayaa ka hadlay arimaha Soomaaliya iyo Somaaliland.

Read More
Somali News

Jubbaland oo soo saartay War- Saxaafadeed ku saabsan doorashooyinka

Kismaayo-KNN-Jubbaland ayaa soo saartay War-saxaafadeed ay kaga jawaabeyso qoraal xalay kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaaliya oo ku saabsanaa hanaanka loo qabanayo doorashada.

Read More
Somali News

Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaaliya oo war kasoo saartay Doorashada Jubbaland

Muqdisho-KNN-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiinta ee Xukuumadda Soomaaliya, ayaa War-saxaafadeed kasoo saartay doorashooyinka maamulka Jubbaland. Wasaaradda ayaa asteeysay goobta lagu.

Read More