Day: July 12, 2019
Somali News

Wasiirka maaliyada oo maanta kulan la qaatay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Cabdiraxmaan Ducaale Beyle  Wasiirka Wasaaradda Maaliyada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta  waxaa uu kulan la qaatay safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Amb,.

Read More
Somali News

Xiisad u dhexeysa Soomalida iyo Canfarta oo ka taagan ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya.

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya ismaamulka soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhaceen dagaal u dhexeeya soomaalida iyo qowmiyadda cafarta. Dagaalkan ayaa yimid.

Read More
Somali News

Faahfaahino:- Guddiga milatariga Sudaan oo ka Badbaaday iskuday Afganbi

Muqdisho-KNN-Gudiga milatariga Suudaan ayaa ka badbaaday afganbi milatari waxaana xabsiga la dhigay 16 sargaal sida ay tabisay warbaahinta Dowlada. Afganbigaan dhicisoobay ayaa imaanaya.

Read More
Somali News

Dowladda oo bixisay lacag lagu dhisayo garoonka kubadda cagta ee waqooyiga Gaalkacyo.

Muqdisho-KNN-Wasaradda maaliyadda ee Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay  bixisay lacag uu R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu balanqaaday dhismaha garoonka kubadda cagta.

Read More
Somali News

Milatariga Israel oo toogtay sarkaal ka tirsanaa ururka Xamaas

Muqdisho-KNN-Milatariga Israel ayaa sheegay in ay dileen sargaal ka tirsanaa Ururka Xamaas oo ku soo dhawaaday siliga ay ku xireen magaalada Gaza. War.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (12-07-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Faadumo.

Read More
Somali News

Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Liibiya

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan Afar Qof ayaa ku geeriyootay 33 kalena dhaawacyo ayaa soo gaaray, markii qarax lala beegsaday Laba Baabuur oo ka mid ahaa.

Read More
Somali News

Kheyre oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb.

Dhuusamareeb-KNN-Ra’iisul Wasaaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maalmihii dambe ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta waxaa uu ku wajahan yahay Magaalada Dhuusa Mareeb.

Read More
Somali News

Duqeyn ka dhacday Jilib oo lagu dilay Xubno Al-Shabaab ah

Muqdisho-KNN-Duqeyn diyaaradeed ayaa lagu soo warramayaa in xalay ay ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe. Wararka laga helayo degmada Jilib ayaa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolasha (12-07-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed Maxamed Ibraahim Iyo.

Read More