Month: August 2019
Somali News

Maxaa ka jira in Wasiirka Amniga Jubbaland lagu xiray Muqdisho?

Muqdisho-KNN-Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur Janan ayaa maanta lagu xiray Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, xilli uu Transit ku ahaa kuna sii.

Read More
Somali News

Booliska Somaliland oo Burco ku xiray dad Itoobiyaan ah iyo goobahooda Ganacsi

Hargeysa-KNN-Ciidamada Booliska magaalada Burco ee Somaliland ayaa maanta Albaabada isugu dhuftay maqaaxida laga cuntey jiray oo ka dhacday magaaladaas, taas oo lagu sameyn.

Read More
Somali News

Weerar khasaare gaystay oo ka dhacay dalka Afghanistan.

Muqdisho-KNN-Ururka Taliban ayaa weerar xoogan ku qaaday magaalada Kunduz oo kamid ah magaalooyinka ugu waawayn ee dalka Afghanistan. Weerarkan xoogan ayaa imaanaya xilli.

Read More
Somali News

Dibad baxyo lamamnuucay oo ka bilawday Hong Kong.

Muqdisho-KNN-Iyadoo Booliska Hong Kong ay mamnuuceen dibad baxyada Ismaamulka Hong Kong ayaa haddana wadooyinka waa wayn ee jasiiradaasi waxaa iskugu soo baxay boqolaal.

Read More
Somali News

Kulanka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Japan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan u joogay dalka Japan ka qaybgalka Shirweynaha 7-aad ee Horumarinta Afrika (TICAD7) ayaa.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (31-08-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Somali News

Cumar Finish oo kulan la qaatay ku xigeenada maamulka Gobolka Banaadir

Cumar Maxamuud Maxamed(Cumar Finish) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa kulan gaar ah markii ugu horeysay la qaatay guddoonka sare ee.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (31-08-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdullaahi Xuseen Canshuur :- Farsamadii:- Abdi.

Read More
Somali News

Sawirro: Ciidamada Amisom oo gaaray Dhuusamareeb.

Magaalada dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug waxaa gaaray Ciidamada Amisom gaar ahaan kuwa ka socda dalka Djabuuti oo qayb ka ah Howlgalka nabad ilaalinta.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (31-08-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuur-yare}:- Farsamadii:-Iqra Ahmed.

Read More