Day: September 3, 2019
Somali News

Agaasimihii hore ee madaxtooyada Hir-Shabeelle oo isku dhiibay Al-Shabaab.

Jowhar-KNN-Agaasimihii hore ee madaxtooyada maamulka Hir-Shabelle Xasan Cumar Axmed ayaa isku dhiibay dagaalamayaasha Al-Shabaab ee ku sugan deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ee.

Read More
Somali News

Pakistan oo sheegtay in aysan weerar militari ku qaadi doonin Hindiya.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Pakistan Cimraam Khaan ayaa sheegay in dowladdiisa aysan weerar militari laga doonin dhigeeda dalka Hindiya. Iyadoo ay sii kordheeso cabsida ku.

Read More
Somali News

RW Kheyre oo Dhuusamareeb kula kulmay hoggaanka sare ee Ahlu-Sunna

Dhuusamareeb-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo xalay gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa kulamo gooni gooni ka wada maanta magaaladaas..

Read More
Somali News

Shiinaha oo sheegay in uusan wadahadal ka galeen qadiyada Hong Kong.

Muqdisho-KNN-Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in aysan marna wadahadal ka gali doonin maqaabka Ismaamulka Hong Kong ee kamid ahaanshaha maamulka Shiinaha. “Beijing marna ma.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (03-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (03-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Abdi Risaaq.

Read More
Somali News

Muuse Biixi oo maanta u safray Jabuuti

Hargeysa-KNN-Madaxweynaha  maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxaa uu u ambabaxay dalka Jabuuti ee dalka Jabuuti. Safarkan shaqo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (03-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuur-yare}:- Farsamadii:-Iqra Ahmed.

Read More
Somali News

Kheyre oo lagu wado inuu kulan la qaato odayaasha dhaqanka ee ku sugan Dhuusamareeb.

Dhuusamareeb-KNN-Xasan Cali Khayre Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu kulamo la qaato ergooyinka ka qaybgelaya shirka dib u heshiisiinta maamulka.

Read More
Somali News

Dagaal ka dhacay Hiiraan

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa waxaa weerar ku qaadeen Saldhig ay ciidamada xoogga iyo kuwa  AMISOM ay ku leeyihiinn duleedka Degmada Buula Burde ee Gobalka.

Read More