Day: September 12, 2019
Somali News

Kheyre oo Baydhabo kulan kula yeeshay xubno ka tirsan beesha caalamka

R/wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kula kulmay wufuud ka kala socotay Qaramada Midoobay &.

Read More
Somali News

Wasiir ka tirsan Xukumada Kheyre oo ku dhawaaqaya musharaxnimada Madaxweynaha Galmudug

Magalada Muqdisho waxaa haatan ka socota Munaasabadda ku dhawaaqista Musharaxa Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor-Qoor ),taas oo ay ka qeyb-galayaan.

Read More
Somali News

Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Dowladda soomaaliya Muqdisho

KNN-Yaroow Xasan Aaden, oo ka mid ahaa saraakiisha Al-Shabaab ayaa Maanta isu soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ee ku sugan Degmada Xuddur.

Read More
Somali News Sports

Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobalka Banaadir oo maanta ka furmayo Muqdisho

Muqdisho-KNN-Tartankan oo sannadle ah ayaa lagu wadaa inuu maanta ka biloowdo garoonka Eng Yariisoow ee degmada Cabdicasiis, waxaana ka qeyb gali doonno 17.

Read More
Somali News

Soomaaliya iyo masar oo heshiis kala saxiixday Muqdisho

KNN-Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya iyo wasiirka maalgashiga iyo iskaashiga caalamiga Masar ayaa kala saxeexday heshiis ku saabsan sidii loo xoojin lahaa xiriirka.

Read More
Somali News

Dowlada Mareykanka oo dib u dhigay canshuuro uu ku kordhin lahaa alaabta Shiinaha

Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa dib u dhigay canshuuro dheeraad ah uu ku kordhin lahaa alaabta Shiinaha ee loo iib geeyo dalka.

Read More
Somali News

Hogaamiyaasha Israel iyo Ruushka oo kulan ka yeelanaya deegaameenta dhulka reer Falastiin

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa lagu wadaa in kulan uu layeesho madaxwaynaha dalka Ruushka Vladimir Putin kadib markii ay Moscow cambaaray’say qorshaha.

Read More
Somali News

Madaxweynaha kenya oo sheegay in ciidamadiisa aysan ka bixi doono soomaaliya

Muqdisho-KNN-Dowladda Kenya aya sheegtay in ciidamdeeda ku sugan Soomaaliya qaybtana ka ah kuwa nabadda ilaalinta Midowga Afrika ee Amisom aysan halkaasi kasoo baxeenin.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (12-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Cumar.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Jubbaland oo maanta aqbalay codsi kaga yimid Axmed Madoobe

Kismaayo-KNN-Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Jubbaland ayaa maanta waxaa ay kulan ku yeesheen xarunta Baarlaamaanka Maamulkaasi ee magaalada Kismaayo. Kulanka oo ahaa Kalfadhigii 1-aad Fadhigiisa.

Read More