Day: September 15, 2019
Somali News

Baadiyow oo sheegay in howsha guddigiisa ay gaba-gabo mareyso

Muqdisho-KNN-Gudoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta Galmudug Cabdiraxmnaan Macallim Cabdullaahi (Baadiyow), ayaa sheegay in uu gabogabo yahay shirka dib u heshiisiinta beelaha Galmudug oo.

Read More
Somali News

Shirka maalgashiga Puntland oo ka furmay Garowe

Garowe-KNN-Shirka maalgashiga Puntland ayaa maanta ka furmay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, waxaa ka qaybgalaya maalgashadayaal, iyada oo lagu soo bandhigayo fursadaha.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (15-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuur-yare}:- Farsamadii:-Iqra Ahmed.

Read More
Somali News

Saraakiil ka tirsan dowladda oo gaaray Balambal

Dhuusamareeb-KNN-Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ee ka howlgala gobolka Galgaduud ayaa ku guulaystay in ay ciidmo kala dhex dhigaan beelo walaalo ah.

Read More
Somali News

Cali Mahdi oo iska diiday in uu aqoonsi ku dhexmaro Muqdisho

Muqdisho-KNN-Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa ogaatay in khilaaf xoog leh uu soo kala dhex galay Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynihii hore ee Soomaliya.

Read More
Somali News

Dad aano qabiil loogu dilay gobolka Doolo ee dowladd deegaanka Soomaalida

Muqdisho-KNN-Labo wiil oo dhalinyaro ah ayaa xalay lagu dilay deegaan lagu magacaabo Baal-goray oo ka tirsan gobolka Doolo ee dhulka dowladd deegaanka Soomaalida..

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {15-09-2019}=Suuratu Naxli=Darsigii-04Aad-Q {324}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Somali News

Dadka Tunusia oo maanta u dareeraya goobaha cod-bixinta

Muqdisho-KNN-Dowladda Tunisi ayaa maanta qabaneysa doorashaddii labaad ee xor ah tan iyo sanadkii 2011-kii xilligaas oo xilka laga tuuray Madaxweyne Ben Cali. Waxaa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (15-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim:- Farsamada:- Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Wasiir musuq lagu eedeeyay oo lagu xiray dalka Congo.

Muqdisho-KNN-Wasiirkii hore ee caafimaadka Jamhuuriyadda Dimoqaraadiga ah ee Congo aya la xiray kadib markii lagu eedeeyay in uu si khaldan u maamulay maaliyad.

Read More