Day: September 15, 2019
Somali News

Al-shabaab oo wadada u galay masuuliyiinta ka tirsan qoryoolay

Al shabaab ayaa inta udhexeysa qoryooley iyo deegaanka mashalaaye oo degmadaasi hoostaga ku weerarey masuuliyiin katirsan maamulka degmada qoryooley oo uu kamid yahay.

Read More
Somali News

Deg deg:-Diyaarad waday ilaalada Madaxweyne Farmaajo oo gaartay Dhuusamareeb

Labo Diyaaradood Oo Sida Ilaalada Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Goordhow gaaray Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Dhuusamareeb, sida uu soo sheegayo wariyaha.

Read More
Somali News

Dib u dhac doorasho miyaa la diyaarinayaa mise ololaha socda waa bilowga doorasho?

Muqdisho-KNN-Waxaa ka harsan muddo xilkeed Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo sanad,3-bilood iyo 23 cisho,waxaana maalaman dambe hadal heynta Siyaasada Soomaaliya ay noqatay olalaha.

Read More
Somali News

Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya oo ku baaqay in baaris lagu sameeyo Dadkii lagu dilay Kismaayo

Muqdisho-KNN-Cabdullaahi Ciilmooge Xirse Wasiirkii hore ee Wasaarada warfaafinta Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay dilalkii.

Read More
Somali News

Shir looga hadlayay argagixisadda oo lagu qabtay Burkina Faso

Muqdisho-KNN-Madaxda Wadamada dhaca Galbeedka Africa ayaa kulan ay ku yesheen Burkina Faso waxaa ay ku dhawaaqeen in 1 billion oo doolar si looga.

Read More
Somali News

Maleeshiyaadkii ku dagaalamay Balanbale oo la kala qaaday.

Balanbale-KNN-Ciidamada Dowladda ayaa Ku guuleystay inay Kala Qaadaaan Ciidamo Maleeshiyo Beeleed ah oo Dhawaaan Ku Dagaaalamay deegaano Hoostaga Degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud..

Read More
Somali News

Xabaal wadareed ay ku aasnaayeen tobanaan qof oo laga helay Dalka Mexico.

Muqdisho-KNN-Baareyaasha ayaa dalka Mexico waxaa ay ka heleen meydadka 44 qof oo lagu aasay hal god, Gobolka Jalisco. Goobta meydadka laga helay waa.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (15-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (15-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Abdi Risaaq.

Read More
News in English

Efforts to rescue Cuban doctors still on

Mogadishu-KNN-Efforts to rescue two Cuban doctors abducted by Al Shabaab militia more than four months ago are still going on. Dr Landy Rodriguez.

Read More