Day: September 16, 2019
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {16-09-2019}=Suuratu Naxli=Darsigii-05Aad-Q {325}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (16-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-  Axmed Saciid Axmed:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Ciidamad Xoogga oo saakay dhaq dhaqaaqyo ka wada duleedka Marka.

Marka-KNN-Ciidamada 14ka October ee ku sugan magaalada marka ee gobalka shabellada hoose ayaa lagu sheegay in xalay illaa iyo saakay ay howlgallo kawadaan.

Read More
Somali News

Askar ka wada tirsan Ciidanka Soomaaliland oo xalay isku dilay Laascaanood.

Laascaanood-KNN-Wararka naga soo gaaraya magaaalada laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi xalay lagu dilay askari ka tirsan ciidanka Asluubta Soomaaliland ee.

Read More
Somali News

UK oo ku doodaysa in aanan dib loo dhigin waqtiga ka bixitaanka Midowga Yurub.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa madaxwaynaha Gudiga Midowga Yurub u sheegaya maanta oo Isniin ah in aanan dib looga dhaceenin waqtiga kama.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (16-09-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Tobonaan ruux oo lagu la’yahay dooni ku dagtay Jamhuuriyadda Congo.

Muqdisho-KNN-36 ruux ayaa lala’yahay kadib markii dooni ay saarnaayeen ay ku dagtay biyaha Jamhuuriyada Dimoqoraadiga ee Congo. Doonidan ayaa kasoo safartay caasimada Jamhuuriyada.

Read More
Somali News

Ciidamada AMISOM oo saakay miino baaris ka wada wadada isku xirta Balcad iyo Muqdisho.

Balcad-KNN-Ciidamada xoogga iyo kuwa AMISOM  ayaa saakay xiray wadada xiriirisa Magaalooyinka Muqdisho iyo Balcad, kadib markii shalay qarax miino lala eegtay ciidamo  ka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Dhuusamareeb.

Muqdisho-KNN-Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud. Qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha.

Read More