Day: September 16, 2019
Somali News

Mareykanka oo soo bandhigay sawirro muujinaya meesha uu ka yimid weerarkii lagu qaaday warshadaha sucuudiga.

Mareykanka ayaa soo saaray sawirro lagu qaaday dayax gacmeedka oo uu taagerayoo eediihii ahayd in Dowladda Iran ay ka dambeysay weearakii Sabtigii lagu.

Read More
Somali News

Hogaamiyaha Kuuriyadda Woqooyi oo marti qaad u fidiyay Madaxweyne Trump.

Hogaamiyaha Woqooyiga Kuuriya Kim Jon Un ayaa ku casuumay Madaxweyne Donald Trump si uu booqday magaaladda Pyongyang kadib warqad uu u diray  Bishii.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (16-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Somali News

Seeraar iyo Xidig oo Kismaayo ka wada hub urursi iyo qorista ciidamo.

Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in siyaasiyiinta C/Rashiid Xidig iyo C/Naasir Seeraar ay Magaaladaasi ka wadaan hub uruursi iyo qorista.

Read More
Somali News

Kuwait oo mamnuucday ka ganacsiga dhuxusha Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Dowladda Kuwait ayaa suuqyada dalkaas ka mamnuucday ka ganacsiga dhuxusha Soomaaliya, sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Kuwait.

Read More
Somali News

Burundi oo ka hadashay tirada askartii loogu dilay weerarkii ka dhacay Balcad.

Muqdisho-KNN-Wakaaladda Wararka ee AFP ayaa baahisay in ka badan 10 Askari Dowladda Burundi looga dilay qarax miino oo ciidan ka tirsan Howlgalka Nabad.

Read More
Somali News

Kheyre oo shir looga hadlayay deynta cafinta la qaatay madaxda wasaarada maaliyada.

Ra’iisul Wasaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta shir guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee hanaanka Deyn-Cafinta Soomaaliya,kaas oo todobaadkiiba.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (16-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuur-yare}:- Farsamadii:-Iqra Ahmed.

Read More
Somali News

Wasiirka Caafimaadka iyo wafdi ka socda WHO oo gaaray Baydhabo

Baydhabo-KNN-Wasiirka  Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya iyo Daryeelka Bulshada Drs Fowziyo Abiikar Nuur iyo wafdi heerka caalami ah oo ka socda Hay’adda Caafimaadka Adduunka.

Read More
News in English

Burundian soldiers killed in Somalia ambush

Mogadishu-KNN-An unspecified number of Burundian peacekeepers were killed Saturday when a military convoy was ambushed by the Islamist militant group Al-Shabaab north of.

Read More