Day: September 22, 2019
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo u amba-baxay dalka Marykanka,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa 22-ka bishan u amba-baxay dalka Marykanka, si ay uga qayb.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (22-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuur-yare} Farsamadii:-Shariif Cabdulle.

Read More
Somali News

Dowladda oo ka hadashay weerar ay Al-Shabaab saakay ku qaadeen Saldhig Militeri

Muqdisho-KNN-Saraakiil u hadashay ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in ay iska caabiyeen weerar ay  Al-shabaab saakay ku qaadeen deegaanka Ceel-Saliini oo hoostaga degamada.

Read More
Somali News

Dibadbaxyo ka dhacay Brazil

Muqdisho-KNN-Boqolaaal qof oo degan magaaladda Riyo Dijineero ee dalka Baraaziil ayaa dhigay banaan bax ay ku diidanyihiinn toogashadda carurta ay u geeystaan koox.

Read More
Somali News

QM oo soo dhaweysay baaqa nabadda Xuutiyiinta Yemen.

Muqdisho-KNN-Qaramadda Midoobay ayaa soo dhaweysay baaqa Nabadda ee xuutiyiinka ka dagaalama dalka Yemen. Kooxda Xuutiyiintu waxay sheegeen in ay joojinayaan duqaymiha gantaalaha iyo.

Read More
Somali News

Hooyo seygeedii lagu dilay Baydhabo oo 13 maalmood ku xirneed xabsi ku yaalla magaaladaas

Baydhabo-KNN-Luul Isaaq Aadan oo ah Hooyo heysata caruur agoon ah oo aabahood lagu dilay magaalada Baydhabo ayaa 13 maalin kadib dilkii seygeeda sacadihii.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {22-09-2019}=Suuratu Naxli=Darsigii-10Aad-Q {330}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (22-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed :- Farsamada:-Abdi.

Read More
Somali News

Dowladda Federaalka oo fasaxday qoondadii maamul goboleedyada

Muqdisho-KNN-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fasaxday lacag gaareysa lix milyan oo midowga Yurub uu ugu deeqay Soomaaliya, taas oo loo fasaxay maamul goboleedyada iyo.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada dowladdu ku leeyihiin Sh/Hoose

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa sakay weerar ku qaaday deegaanka Ceel-Saliini oo dhaca duleedka degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose. Al-Shabaab ayaa waxaa ay.

Read More