Day: September 22, 2019
Somali News

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Tababar u soo Xiray 250 Askari

Garoowe-KNN-Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa tababar usoo xiray 250 Askari oo ka tirsan ciidanka Birmadka Madaxtooyada Puntland oo muddo.

Read More
Somali News

Dagaal ka dhacay Gobalka Hiiraan

Beledweyne-KNN-Dagaal u dhexeeya xubno ka tirsan kooxda macawiisleyda iyo ciidamada Liyuu boolis ayaa maanta ka dhacay xadka u dhexeeya gobalka Hiiraan iyo Ismaamulka soomaalida.

Read More
Somali News

Dowladda oo amar dul dhigtay diyaaradaha u duula Kismaayo

Muqdisho-KNN-Hey’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa soo saartay amar ah in Shirkad kasta oo u duuleysa magaalada Kismaayo inay soo weydiisato Xafiiska Hey’adda.

Read More
Somali News

Warbixin:-Maxaa ka soo kordhay dagaalkii ka dhacay Shabeellada Hoose.

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa weerar ku bilaawday qaraxyo ismiidaamin ah iyo kuwa loo adeegsaday gaadiid, waxay ku qaadeen Saldhigga ay dagan yihiin Milateriga Soomaaliya.

Read More
Somali News

Ciidamada Jabuuti oo iskaga baxay saldhig ay ku lahaayeen Jalalaqsi

Jalalaqsi-KNN-Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa  Jabuuti ee loo yaqaano (Hiil Walaal) ayaa la sheegayaa in ay isaga baxeen guud ahaan saldhigyadii ay ku.

Read More
Somali News

Tanzania oo hey’adda caafimaadka Aduunka u diiday war ku saabsan xanuunka Ebola.

Muqdisho-KNN-Hey’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa sheegtay in Dowladda Tanzania ay u diiday in ay la wadaagto xog faah-faahsan oo ku saabsan xanuunka.

Read More
Somali News

Isticmaalka sii kordhaya ee caanaha gasaceysan oo hoos u dhigay isticmaalka Caanaha Xoolaha

Muqdisho-KNN-Waxaa yaraaday isticmaalka caanaha xoolaha, kadib markii dadka isticmaalayo caanaha gasaceysan oo loovyaqaano caana booraha, kuwaasi oo inta badan ay isticmaalaan bulshada ku.

Read More
Somali News

Booliiska Masar oo gacanta ula tagay dad ku mudaharaaday Magaaladda Suweys

Muqdisho-KNN- Ciidanka amaanka Masar ayaa gacan ula tagay boqolaal mudaharadayaal ah oo isugu soo baxay magaaladda Dekadda leh ee Sweys, sida ay warbaahintu.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (22-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (22-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Shariif Cabdulle.

Read More